Wafdi ka socda DFS oo shir uga qeyb galay dalka Serbia + Sawirro
Belgrade (SMN) –Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Yuusuf Cali Maxamed oo shaqo ku jooga Belgrade, ayaa ka qeyb gelay shirka sanadlaha ah ee Serbia-Africa Integrity.
Wuxuu sidoo kale kulamo guud iyo mid gaar ahba la yeeshay Madaxda Amniga Dowladda Serbia iyo kasoo qeyb-galayaasha shir-weynaha la magac-baxay Sharafta Serbia iyo Africa.
Shirkan oo sanadkiiba mar la...
Egypt, Eritrea FMs reaffirm support for Somalia sovereignty and stability in Horn of Africa
CAIRO - Egypt Minister of Foreign Affairs Badr Abdelatty and his Eritrean counterpart Osman Saleh reaffirmed supporting Somalia's sovereignty, unity, and territorial integrity as a necessity for maintaining security and stability in the Horn of Africa.
This came during a phone call to discuss enhancing cooperation between the two countries in political, economic, and commercial fields, and consulting on regional issues, read...
Somalia Repatriates 161 Stranded Youth from Libya in Humanitarian Effort
MOGADISHU, Somalia — The Federal Government of Somalia has successfully brought back 161 Somali youths from Libya under the Voluntary Humanitarian Return (VHR) program, marking a significant step in tackling irregular migration.
The operation, orchestrated by the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, was led by Foreign Minister Ambassador Ahmed Moalim Fiqi.
The youths, who had been stranded in Libya,...
Somali PM Chairs Cabinet Meeting on National Plan, Security, and Tax
MOGADISHU, Somalia — Prime Minister Hamza Abdi Barre on Thursday presided over a significant cabinet session in Mogadishu, focusing on the nation's ongoing development and security strategies.
The meeting included detailed presentations on the progress of the National Transformation Plan, recent security operations, and the rollout of the Value Added Tax (VAT) system which was launched at the beginning of...
DF Soomaaliya oo dalka kusoo celisay dhalinyaro laga keenay Liibiya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa ku guuleysatay fududeynta in 161 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ku xayiranaa dalka Libiya si iskood ah dalkooda loogu soo celiyo, iyadoo loo marayo barnaamijka Is-xilqaan ee Bani’aadantinimada (VHR).
Muwaadiniita dalka dib ugu soo laabatay ayaa 74 kamid ah waxaa ay...
Golaha wasiirada oo loo gudbiyay warbixinta ciidamada la geeyay Raaskambooni
MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo la xiriira, amniga, qorshaha isbeddelka Qaranka iyo heerka ay mareyso canshuurta iibka oo tan iyo muddaddii la bilaabay sameeyey sare-ukac ballaaran.
Golaha ayaa warbixin la xiriirta ciidanka Qaranka ee la geeyey deegaanka Raaskamboni...
Defence Chiefs Finalize ATMIS to AUSSOM Transition Plan in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — After days of intensive discussions, Defence Chiefs from troop-contributing countries have finalized the transition plan from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) to the newly formed African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM).
The transition, set to begin in January 2025, was the focus of the consultations held in Mogadishu, aiming to ensure...
Tunisia Hosts 48th Arab Police Conference Focusing on Cybercrime and Security Strategies
TUNIS, Tunisia — Deputy Police Commissioner Gen. Osman Kanif is among the attendees at the 48th Conference of Arab Police and Security Chiefs, which commenced on Wednesday in Tunisia.
This year's gathering is tackling critical contemporary issues including the surge in electronic financial fraud, the exchange of notable security practices, and a detailed review of recommendations from previous conferences.
The conference...
Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay deegaanka Ceelasha Biyaha
MUQDISHO (SMN) - Faah-daahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgallo ay xalay ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa Boolis Milataaro ka sameeyeen duleedka magaalada Muqdisho.
Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa si gaar ah uga dhacay Tabeelaha, Siinka Dheer, illaa deegaanka Ceelasha Biyaha.
Ujeedka howlgalladan ayaa ahaa kuwo lagu xaqiijinayay ammaanka deegaanada u dhow caasimadda, sida ay innoo sheegeen saraakiisha hoggaamineysay.
Wararka...
Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka 48-aad ee Booliiska dalalka Carabta
TUNIS (SMN) - Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullahi Maxamed Kaniif ayaaka qeyb-galay Shirka 48-aad ee Booliiska dalalka Carabta.
Shirweynahaan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Dalka Tuunis, iyadoo taliyaha sidoo kale kulan dooceedyo la qaadan doono taliyayaasha Booliiska dalalka Carabta ee shirkan goobjooga ka ah.
Inta shirka socdo waxaa diiradda...










