DF iyo dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo soo saaray 7 qodob
MUQDISHO (SMN) - Shirka Taliyeyaasha Ciidamada dalalka qeybta ka ah howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ku qabsoomay Magaalada Muqdisho inta u dhaxeysay 30-ka Nofeembar, ilaa 4-ta Diseembar 2024, iyadoo diiradda lagu saaray qorshaha hawlgalka Kala-guurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo ku eg 31 Diseember 2024 iyo howlgalka cusub ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM).
Shirka oo...
Somali President Urges Swift Action Against Terrorism Financing
MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud convened an emergency meeting of the National Anti-Money Laundering Committee in Mogadishu.
The session was dedicated to accelerating the government's response to money laundering and the financing of terrorist activities, according to a statement from the Villa Somalia.
During the meeting, President Mohamud issued clear directives to the nation's security apparatus, urging them to...
Somalia Sends More Troops to Raskambooni, Escalating Tensions with Jubaland
RASKAMBOONI, Somalia — In a significant escalation of the ongoing feud between Somalia's central government and the semi-autonomous Jubaland state, federal forces were deployed to the strategic town of Raskambooni in the Lower Juba region on Wednesday.
This military move has intensified the simmering conflict over regional autonomy and control.
Several military aircraft, loaded with troops and armored vehicles from Mogadishu,...
Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo digniin soo saaray, kadib shir uu qabtay
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo muhiim ah kaas oo looga hadlayay la-dagaallanka maalgelinta argagixisada.
Kulanka waxaa ka qayb galay Guddiga Qaran ee NAMLC, hey’adaha amniga iyo kuwa kale ee muhiimka u ah dowladda ayaa daba socda guulihii hore ee dowladu ka gaartay ladagaalanka maalgalinta kooxaha aragagixisada.
Shirkan...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo qaabilay danjiraha Qatar ee Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem Al Nuaimi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyey Dowladda Qatar taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, tababarka ciidamada qalabka...
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo horleh ka dajisay Raaskambooni + Sawirro
RAASKAMBOONI (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ciidamo horleh oo ka tirsan kuwa Xoogga dalka waxa ay u dirtay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose.
Diyaarado siday ciidamadan oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa barqadii maanta gaaray Raaskambooni oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda.
Sidoo kale diyaaradaha ayaa sida saanad milatari iyo gaadiid dagaal, sida ay muujinayaan sawirro laga soo...
Somali Opposition Leaders Boycott New Electoral Law, Poll Committee
MOGADISHU, Somalia — In a significant political development, Somali opposition leaders Sharif Sheikh Ahmed, Hassan Ali Khayre, and Abdirahman Abdishakur issued a joint press release Wednesday, announcing their boycott of the newly passed electoral law and the appointed poll committee by the Somali parliament.
The opposition leaders accused President Hassan Sheikh Mohamud of constitutional violations, alleging that he has tailored...
Kenyan Troops Withdraw from Key Positions Near Somalia Border
AFMADOW, Somalia — Kenyan military units have retreated from strategic positions along the Somalia-Kenya border, near the Afmadow district in Somalia's Lower Jubba region, according to Shabelle Radio sources.
The troops have reportedly returned to the Kiunga area, located approximately 10 kilometers from the border.
The Badamadow region, known for its volatility, has been a significant stronghold for the Al-Shabaab militant...
Somalia’s Energy Minister Highlights Groundwater Project at COP16 in Riyadh
RIYADH, Saudi Arabia — Somalia’s Minister of Energy and Water Resources, Abdullahi Bidhan Warsame, was a key participant at the COP16 conference here, engaging in discussions on financing drought resilience and enhancing groundwater production across Africa.
The event was co-hosted by the United Nations Development Programme (UNDP), the Development Fund of the Kingdom of Saudi Arabia, and the Islamic Development...
Xubnaha mucaaradka oo qaadacay guddiga doorashooyinka Qaranka
MUQDISHO (SMN) - Siyaayiinta mucuaaradka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa gebi ahaan qaadacday xeerarka doorashooyinka iyo guddiga loo xilsaaray ee ay meel-mariyeen labada gole.
Warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Sheekh Shariif, Xasal Cali Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxaa eedeymo culus loogu jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyaga oo sheegay inuu beddalay dastuurkii dalka.
"Madaxweyne Xasan wuxuu talada dalka...











