Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Khatarta Burcad-badeedda oo Korortay Xeebaha Soomaaliya kadib Markab Kale oo La Afduubtay

MUQDISHO – Hay’adaha la socda amniga badaha ayaa ka digay koror ku yimid khatarta burcad-badeedda ee ka jirta xeebaha Soomaaliya, kadib markii markab xamuul ah noqday kii ugu dambeeyay ee lagu qabsado falal loo maleynayo burcad-badeednimo.   Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa sare u qaaday heerka khatarta ee maraakiibta maraysa aaggaas, iyadoo sheegtay in “dad aan loo oggolayn” ay...

Pirates seize another vessel off Somali coast as threat level increased

Maritime authorities are warning of an increased threat to ships off the coast of Somalia after a cargo ship became the latest vessel to be seized in a suspected act of piracy.   The UK Maritime Trade Operations (UKMTO) raised the threat level in the area to "substantial" as it reported "unauthorised persons" seized the vessel and re-directed it to Somalia's...

Somalia, Oman discuss stronger cooperation in transport and digital infrastructure

Muscat, April 27, 2026 — Somalia and Oman have agreed to strengthen cooperation in transport, communications and information technology as Mogadishu seeks to accelerate its digital transformation and expand regional economic links.   Somalia’s Foreign Affairs and International Cooperation Minister Abdisaalam Abdi Ali held talks in Muscat with Oman’s Minister of Transport, Communications and Information Technology, Said bin Hamoud Al Maawali,...

Soomaaliya iyo Cumaan oo xoojinaya iskaashiga gaadiidka, isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Muscat kulan kula yeeshay Wasiirka Gaadiidka, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Macluumaadka ee Sultanadda Cumaan, Said bin Hamoud Al Maawali.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal ee dhinacyada gaadiidka, isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda macluumaadka (ICT), si kor loogu qaado...

Somalia’s Path Forward: Four Interlocking Issues

Somalia is currently at a pivotal juncture, and it is imperative to reach an agreement prior to the elections.   Dr. Ahmed M. Guntane BinBrak has articulated four key points that may offer a resolution to the political challenges in Somalia and facilitate the overcoming of the current political deadlock among the nation's leaders and politicians. There is no single “silver bullet”...

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

MOGADISHU, Soomaaliya — Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada, Tom Fletcher, ayaa maanta soo gaaray magaalada Mogadishu, isaga oo bilaabay booqasho rasmi ah oo diiradda lagu saarayo kordhinta gargaarka iyo wax ka qabashada baahiyaha bini'aadannimo ee ka jira dalka. Wafdigan heerka sare ah waxaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde si diiran ugu soo dhaweeyay Wasiir...

UN Humanitarian Chief arrives in Somalia for high-level aid talks

MOGADISHU — United Nations Under-Secretary-General for Humanitarian Affairs Tom Fletcher arrived in Mogadishu on Monday to begin a high-level mission focused on Somalia’s pressing humanitarian needs and long-term aid financing. Fletcher was received at Aden Adde International Airport by Somalia’s Deputy Minister of Foreign Affairs, Hassan Mohamed Ali, alongside Mahamuud Maallin Abdulle, the Commissioner of the Somali Disaster Management Agency...

Senior Somali Presidential Adviser Resigns Amid Political Tensions

MOGADISHU, April 27 – A senior adviser to Somali President Hassan Sheikh Mohamud announced his resignation on Sunday, citing growing political disputes and challenges that he said could threaten the country’s stability and security.   Abdullahi Mohamed Noor, who served as a senior adviser at the Presidency, said in a statement posted on Facebook that he had formally stepped down from...

ECOWAS oo si kulul u cambaareysay weerarro gilgilay dalka Mali

Galbeedka Afrika - Ururka Dhaqaalaha Dalalka Galbeedka Afrika (ECOWAS) ayaa si adag u cambaareeyay weerarro argagixiso oo isdaba joog ah oo Sabtidii ka dhacay dalka Mali, kuwaas oo si weyn u gilgilay xaaladda amni ee dalkaas isla markaana walaac xooggan ka dhaliyay guud ahaan gobolka Galbeedka Afrika.   Weeraradan ayaa lagu qaaday magaalooyin istiraatiiji ah oo ay ka mid yihiin caasimadda...

Siyaasiyiintii ku siyaasadda ahayd Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka baxaya safkiisa

Muqdisho - Lataliyihii sare ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur, ayaa maanta si rasmi ah uga dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay Madaxtooyada.   Qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook, ayuu ku sheegay in go’aanka is-casilaaddiisa uu la xiriira caqabado iyo is-mariwaa siyaasadeed oo ka jira dalka, kuwaas oo uu ku tilmaamay kuwo halis gelin kara xasilloonida...

WARAR KALE

Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Arrimaha maamulka Somaliland

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin tirakoobyo wadata oo ku saabsan...

Madaxweyne Al-Sisi Oo Trump Uga Mahadceliyay Taageerada Masar Ee Arrinta Biyo-Xireenka Itoobiya

PARIS – Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah Al-Sisi, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump mowqifka uu ka qaatay muranka la xiriira Biyo-xireenka Weyn ee...

Midowga Afrika Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Nabadeed Ee Maraykanka Iyo Iran

ADDIS ABABA – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed ee ay wada gaareen Mareykanka iyo Jamhuuriyadda...