Maraykanka oo ugu baaqay dhinacyada Soomaaliya inay ka fogaadaan wax kasta oo kicin kara rabshado
Muqdisho – Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasadda Soomaaliya inay muujiyaan is-xakameyn, kana fogaadaan tallaabo kasta oo horseedi karta rabshado ama xasilooni darro, xilli ay dalka ka taagan yihiin xiisado siyaasadeed oo sii kordhaya.
Bayaan kooban oo kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in Washington ay ku boorinayso dhammaan daneeyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay diiradda saaraan...
International Community Urges Dialogue as Somalia Political Tensions Rise
MOGADISHU, Somalia – The international community has expressed deep concern over Somalia’s political situation, calling on the government and opposition to urgently resume dialogue and reach agreement on the country’s electoral roadmap.
In a joint statement issued Monday, Somalia’s international partners said they stand ready to support and, if necessary, facilitate Somali-led talks, stressing the importance of a consensus that...
Beesha Caalamka oo Walaac xoogan ka muujisay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya
MUQDISHO - Beesha caalamka ayaa muujisay walaac ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, iyadoo ku baaqday in dhinacyada dowladda iyo Mucaaradka ay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada hadallada isla markaana ay gaaraan heshiis ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka.
Bayaan wadajir ah oo ay soo saareen Maanta ayay saaxiibada Soomaaliya ku sheegeen inay diyaar u yihiin inay taageeraan,...
Ethiopia votes as ruling party eyes landslide win
ADDIS ABABA - Polls opened in Ethiopia on Monday for elections that are widely expected to see Prime Minister Abiy Ahmed's Prosperity Party (PP) extend its rule.
Voting began at 6 a.m. local time (0300 GMT) with citizens forming long queues to make their voices heard at the ballot. In the national capital, Addis Ababa, Ethiopians voted amid a heavy military presence.
Voters will...
Somali Officials Visit Troops Near Baidoa Amid Rising Political Tensions
BAIDOA, Somalia – Somalia's Minister of Livestock, Forestry and Range, Hassan Hussein Mohamed (Eelay), accompanied by Deputy Commander of the Somali National Army Ground Forces Gen. Irro and other senior military officers, visited frontline army positions on the outskirts of Baidoa on Monday in a show of support for government troops.
The delegation praised the soldiers for their role in...
Security Concerns Rise in Jowhar After Grenade Attack and Soldier Killing
JOWHAR, Somalia – Concerns over security in Jowhar, the administrative capital of Somalia’s Hirshabelle state, have intensified following a series of security incidents reported in the city over the past 24 hours.
According to local sources, a hand grenade was thrown late Sunday at the residence of Saneey Abdulle, a senior officer in the Somali National Army. The house, located...
Weerar Lagu Beegsaday Sarkaal tirsan Ciidanka dowlada oo Ka Dhacay Magaalada Jowhar
Jowhar – Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo amniga magaalada Jowhar, xarunta dowlad-goboleedka Hirshabeelle, kadib markii saacadihii la soo dhaafay ay halkaasi ka dhaceen falal amni darro ah.
Wararka laga helayo magaalada ayaa sheegaya in xalay bam-gacmeed lagu weeraray guriga Taliye Saneey Cabdulle, oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Guriga la weeraray ayaa ku yaalla magaalada Jowhar,...
Ciidamada Dowladda oo dhaqdhaqaaqyo kawada Duleedka magaalada Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay), Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General Cirro, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidamada Qaranka ayaa kormeer dhiirigelin ah ku tegay fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan duleedka magaalada Baydhabo.
Mas’uuliyiinta ayaa ciidamada ku bogaadiyey doorka ay ka qaadanayaan sugidda amniga...
Masar oo Golaha Ammaanka ku Baaqday Tallaabo Degdeg ah oo ka Dhan ah Duullaanka Israel ee Lubnaan
QAAHIRA – Dawladda Masar ayaa si adag ugu baaqday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu qaado tallaabo degdeg ah oo go'aan leh, si loo joojiyo kororka milatari iyo duullaanka dhulka ah ee ay Israel ku hayso dalka Lubnaan, iyadoo ka digtay fowdo iyo xasilooni darro hor leh oo ku baahda gobolka Bariga Dhexe.
Bayaan ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Shacabka Itoobiya oo u Dareeray Goobaha Codbixinta Doorashooyinka iyo Xisbiga Abiy Axmed oo Guul Weyn Filanaya
ADDIS ABABA – Shacabka dalka Itoobiya ayaa saaka oo Isniin ah u dareeray goobaha codbixinta, si ay u soo doortaan xubnaha Aqalka Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka, waana doorashadii 7-aad ee guud ee dalkaasi ka dhacda iyadoo dowladduna ay maanta u dhawaaqday fasax qaran.
Doorashadan oo ay iska diwaangeliyeen ilaa 50 milyan oo qof, ayaa la saadaalinayaa inuu aqlabiyadda ku guulaysan...









