Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Turkiga oo shir ay Soomaaliya qeyb ka tahay ku qabanaya dalka Jabuuti

ANKARA (SMN) - Shirka saddexaad ee Turkiga iyo Afrika ayaa lagu qaban doonaa dalka Jabuuti 2-da iyo 3-da Nov, sida ay ilo-wareedyo diblomaasiyadeed oo Turki ah u sheegeen warbaahinta.   Wasiirka arrimaha dibadda Hakan Fidan ayaa Turkiga ku matali doona shirka maalgashiga, iyadoo ay ka qeyb galayaan wasiiro arrimo dibadeed oo ka kala socda 14 dal oo Afrikaan ah, sida Somalia,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Madaxa Sirdoonka CIA

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehelinayey Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxa Hay'adda Sirdoonka Maraykanka (CIA), Mudane William J. Burns.   Kulanka waxa diiradda lagu saaray iskaashiga istiraatiijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Maraykanka, taageerada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la dagaallanka...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan gaar ah la yeeshay George Conway + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Hayadda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed: Maxamud Macallin Cabullaahi iyo Madaxa isku duwida Howlaha Beni’aadanimada ee UN-ka ahna ku xigeenka SRSG: George Conway ayaa shalay oo ay taariikhdu aheyd 31/10/2024 shirkoodii bilaha ahaay ku yeeshay Xafiiska SRSG.   Labada mas’uul waxey si mug leh uga wada hadleen qodoba dhowr ah oo isugu jira sidi loo fulin lahaa mashaariic beni’aadanimo...

Somali President Meets with CIA Director William J. Burns in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with CIA Director William J. Burns in Mogadishu on Thursday, focusing on bolstering security cooperation and addressing regional challenges, including the fight against terrorism and the ongoing geopolitical tensions in the Horn of Africa.   The discussions were described by a statement from the Somali presidency as "high-level talks" that emphasized enhancing...

Türkiye, African Union to hold key meeting to enhance ties

ANKARA, Turkey - The third Ministerial Review Conference will be held in Djibouti on Nov. 2 and 3, Turkish diplomatic sources told a group of reporters.   Foreign Minister Hakan Fidan will represent Türkiye at the review conference with the participation of foreign ministers from 14 African countries, including Egypt, Zambia, Zimbabwe, Nigeria, Equatorial Guinea, Libya, Djibouti, Chad, South Sudan, Comoros,...

Ingiriiska oo soo dhaweeyay go’aan ay Soomaliya ku diiday ciidamada Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Safiirka Ingiriiska u fadhiya Muqdisho Michael Nithafriyankis ayaa sheegay go’aanka ciidamada Itoobiya ee qeyb-galka howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika inuu horyaalo dowladda Federaalka Soomaaliya.   Danjiraha ayaa xusay in Soomaaliya ay galayso wajiga cusub sanadkan 2025, iyadoo la wareegi doonto hogaanka howlgalka cusub ee midowga Afrika , oo dalalka ka qeybgalaya lagu soo daray Masar, iyadoo tirada Ciidanka ay noqonto...

Hay’adda IMF oo soo saartay warbixinta horumarka maaliyadda Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen IMF iyo Dowladda Soomaaliya oo ka kala dhacay Turkiga iyo Mareykanka.   IMF ayaa Warbixinta ay soo saartay ku amaantay dadaalka Dowladda Soomaaliya ee horumarinta ilaha dhaqaalaha iyo dib-u-habeynta hannaanka maamulka maaliyadda dalka, oo ay ugu muhiim...

Sawirro: Maxay ka wadahadleen guddiga maaliyadda BF & taliyeyaasha ciidanka?

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Maaliyadda ee labada gole BJFS ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS, iyo Taliyaasha Ciidanka XDS, Booliiska, Nabad sugida, iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.   Ugu horeeyn Guddiga Wuxuu warbixin ka dhageystay dhammaan Taliyaasha iyo wasiirada shirka ka soo qeyb-galay iyagoona faahfaahiyay daruufaha ciidanka ku gadaaman iyo in kororka...

Somalia Retains Authority Over Ethiopian Troop Inclusion in AUSSOM, says UK Ambassador 

MOGADISHU, Somalia — The United Kingdom's Ambassador to Somalia, Michael Nithavrianakis, has affirmed that Somalia holds the authority to decide on whether Ethiopian troops will participate in the upcoming African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), scheduled to begin in January 2025.   In a recent interview, Ambassador Nithavrianakis discussed the diplomatic efforts spearheaded by Kenya and Turkey to...

Abiy oo sheegay in Itoobiya ay raadinayso in si nabad ah ku gasho Badda Cas

ADDIS ABABA - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa si cad u sheegay in wali dalkiisa ka tanaasulin mowqifkiisa helitaanka badda xili cambaareyn iyo cadaadis kala kulantay heshiiskii sharci darrada ahaa ee uu horaantii sanadkan Addisa Ababa kula galay hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.   “Itoobiya waxay doonaysaa inay si nabad ah ku gasho Badda Cas, waxayna arrintan ka taagan tahay mawqif cad,...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...