Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Baydhabo ka shir guddoomiyay kulan amni

Baydhabo - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Baydhabo ku shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga guud ee magaalada iyo adkeynta xasilloonida gobolka Baay.   Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), iyo sidoo kale saraakiil ka socotay howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM. Intii...

Egypt pledges continued support for Somalia

Antalya - The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, met with the Minister of Foreign Affairs of Egypt, Dr. Badr Abdilaati, in Antalya, Turkey, where they discussed strengthening relations and cooperation between the two countries.   The meeting took place at the Antalya Diplomatic Forum, which was attended by heads of state and diplomats from various countries,...

Masar oo ballanqaaday sii wadidda taageerada Soomaaliya

Antalya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Dr. Badr Cabdilcaati, halkaas oo ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.   Kulankan ayaa ka dhacay Madasha Diblomaasiyadda Antalya, oo ay ka qeyb galeen madax iyo diblomaasiyiin ka kala socday dalal kala duwan, isla markaana...

Xuutiyiinta Yemen oo digniin culus ka soo saaray Israel iyo xiisadda Geeska Afrika

YEMAN - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee maamulka Xuutiyiinta Yemen ayaa soo saartay digniin adag oo ay ugu jeedineyso waxa ay ugu yeertay “cadowga Israel,” iyadoo uga digtay   lagu wado in laga fuliyo gudaha Soomaaliya.   Qoraal rasmi ah oo ay soo saartay wasaaraddu ayaa lagu sheegay in tallaabada ugu dambeysay ee ay Israel  u magacaabista safiir la sheegay in loo dirayo...

Yemen’s Ministry of Foreign Affairs warns Israeli enemy entity against continuing its schemes in Somalia

SANAA - The Ministry of Foreign Affairs and Expatriates warned the Israeli enemy entity against continuing to implement its schemes in Somalia, the latest of which is the so-called decision to appoint an entity ambassador in Hargeisa. The Ministry of Foreign Affairs considered in a statement this step a blatant and flagrant violation of international law, the sovereignty of Somalia,...

Iran foreign minister says Strait of Hormuz ‘completely open’

Iran has said the Strait of Hormuz is “completely open” for all commercial vessels and will remain so during the Israel-Lebanon ceasefire, as United States President Donald Trump said an agreement to end the US-Israeli war on Iran was “very close”.   “In line with the ceasefire in Lebanon, the passage for all commercial vessels through Strait of Hormuz is declared...

Somalia Finance Minister Addresses World Bank Africa Constituency Meeting

WASHINGTON — Bihi Iman Egeh, Finance Minister of Somalia, delivered a wide-ranging address during a plenary session chaired by Ajay Banga, as part of meetings linked to the World Bank and the International Monetary Fund.   The session, known as the World Bank Africa Group 1 Constituency, is among the two most significant gatherings held alongside the annual meetings of the...

Somalia President Highlights Diplomacy at Antalya Forum

ANTALYA — Hassan Sheikh Mohamud, President of Somalia, took part in the Antalya Diplomacy Forum in Turkey, where global leaders, diplomats and political figures gathered to discuss international challenges and the role of modern diplomacy.   Speaking at the forum, Mohamud emphasized the importance of diplomacy in building trust, strengthening partnerships and promoting global stability. He said the world urgently needs...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeyb Galay Madasha Antalya

Antaaliya -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga, taasi oo ka qayb galayaan madax dowladeed, diblumaasiyiin iyo hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ka socda caalamka, si ay u wadaagaan aragtiyo togan oo ku aadan xaaladda caalamka iyo doorka diblomaasiyadda casriga ah ee xal u helidda caqabadaha caalamiga ah. Madaxweyne Xasan...

Somalia Finance Minister Urges Revenue Reforms at World Bank Meeting

WASHINGTON — Bihi Iiman Igeh, Somalia’s finance minister, delivered a wide-ranging address at a plenary session chaired by Ajay Banga, president of the World Bank, highlighting fiscal reforms and economic priorities for Somalia.   The meeting, held under the framework of the World Bank Africa Group 1 Constituency, is one of the two most significant gatherings during the annual meetings jointly...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...

Saddex Askari oo Ku Dhaawacmay Weerar Al-Shabaab ku Qaadday Xero Ciidamo oo ku Taalla...

MANDHEERA - Saddex askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii dagaalyahanno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay...