Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali President Welcomes Turkish Seismic Vessel for Oil Exploration Off Coast

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh of Somalia on Friday presided over a ceremonial reception for the Oruç Reis, a seismic research vessel from Türkiye, which docked in Mogadishu to aid in offshore oil exploration. The arrival of the vessel marks a significant step in Somalia's efforts to explore and develop its oil and gas potential.   President Hassan Sheikh, speaking...

Madaxweyne Xasan oo ka qeybgalay soo dhaweynta Markabka Oruç Reis + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu qabtay Dekedda Muqdisho oo lagu soo dhaweynayay Markabka ORUC REIS, kaas oo baaris ku sameyn doona shidaalka Soomaaliya.   Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa uga mahadceliyay shacabka iyo dowladda Turkiga, gaar ahaan Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, doorka muhiimka ah ee ay...

Markabka Oruç Reis oo soo gaaray dekedda wayn ee magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo-gaaray Muqdisho, ayada oo sidoo kale uu dekedda ku soo xirtay markabka Turkish-ka ee Oruç Reis ee shidaal sahminta ka sameynaya Soomaaliya.   Waftiga Turkish-ka ayaa waxaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, sida lagu sheegay qoraal kooban oo Villa Somalia...

Somali-DRC Luncheon Highlights Investment Potential in Africa

NAIROBI, KENYA - The Somali Embassy, in partnership with the Embassy of the Democratic Republic of Congo (DRC), organized a luncheon. The event, held to explore business and investment opportunities in the DRC, attracted a vibrant group of Somali entrepreneurs eager to leverage their enterprising spirit in new markets.   Somali Ambassador Jibril highlighted the significance of the occasion, stating, "This...

Turkish Vessel Oruc Reis Docks At Mogadishu Port Ahead Of Oil and Gas Exploration Off Somalia’s Coast

ANKARA, Turkey — In a move to bolster its energy security and assert its maritime exploration capabilities, Türkiye's state-of-the-art seismic research vessel, Oruc Reis, has embarked on a significant mission to explore the seabed off Somalia for potential oil and natural gas deposits.   The announcement was made by Turkish Energy and Natural Resources Minister Alparslan Bayraktar on Friday, marking a...

Madaxweyne Laftagareen oo kala diray garsoorayaasha Gobolka Sh/Hoose

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala diray Dhammaan Garsoorayaasha ka howlgala Gobolka Shabeelaha Hoose ee maamulka Dowlad Goboledkaasi.   Wareegtadaan oo maanta oo taariikhdu tahay 25 ka octobar ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu kala diray garsoorayaasha maxkamadda facfaanka,kan gobolka Sh.Hoose iyo ku xigeenada garsoorayaasha. Wareegtadaan ka soo baxday maamulka K/Galbeed waxa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Turkiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Jamhuuriyadda Turkiga, Dr. Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaaminayo, kuwaasi oo ka qeybgalaya Munaasabadda taariikhiga ah ee soo dhawaynta Markabka Oruc Reis ee howlaha shidaal sahminta ah u yimid dalkeenna.   Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo mas’uuliyiinta dowladda Turkiga,...

Ma Al-Shabaab ayaa aano 15 sano kahor ah u dilay Wariye Amuun Cabdullaahi?

MUQDISHO (SMN) - Amuun Cabdullaahi oo aheyd Suxufiyad Soomaaliyeed oo mudo dheer ku nooleyd Dalka Sweden ayaa dhawaan lagu dhex dilay beer ay ku laheyd nawaaxiga degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose.   Koox hubeysan oo loo maleynayo AS ayaa dilay islamarkiiba ka baxsaday goobta. Amuun oo ka shaqeynaysay Radio Sweden qeybteeda Af-Soomaaliga ayaa 2009-kii barnaamin dabogal ah ka diyaarisay dhaqdhaqaaqa ay...

Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi oo kulan u qabatay ganacsatada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya iyo Safaaradda dalka DRC-Congo ayaa kulan wada-jira u qabtay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya. Kulankaan ayaa ahaa mid ay codsatay dowlada DRC kaas oo ay ku dooneyso inay ganacsatada Soomaaliyeed ugu soo bandhigto fursadaha ganacsi ee ka jira dalkeeda.   Ganacsatada Soomaaliyeed oo guulo ganacsi ka gaaray qaar mida dalalka Afrika,...

Somalia and Canada Host Key Event on Women, Peace and Security Agenda in New York

New York, USA – On 24 October 2024, Somalia, in collaboration with Canada, hosted yesterday a major side event titled “From National Ambitions to Local Realities: Somalia’s Journey in Localizing the Women, Peace and Security (WPS) Agenda” in New York. The event marked a critical step in the nation’s ongoing efforts toward promoting gender equity and peace-building.   Jointly organised by...

WARAR KALE

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Nairobi ku Qabatay Munaasabad Lagu Xusay 66-guurada Xorriyadda Gobollada...

Nairobi, Kenya –  Munaasabadda oo ka dhacday xaafadda Islii ayaa waxaa soo qabanqaabisay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, iyadoo kaashanaysa Guddiga Ganacsatada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taallada Dhagaxtuur Xuska 26-ka Juun Awgii

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur ee magaalada Muqdisho, isagoo maamuusay halyeeyadii Soomaaliyeed ee naftooda...

Somali PM marks northern independence anniversary with call for unity and peace

DHUSAMAREB, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre marked the 66th anniversary of the June 26, 1960 independence of Somalia's northern regions, urging...