Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia: Mogadishu Security Sweep Targets Potential Threats

MOGADISHU, Somalia — On the night of October 21, 2024, the Somali government launched a significant security offensive in the Hamarweyne district of Mogadishu, the capital of Somalia, with the intent of preempting potential threats from opposition groups.   This operation underscores the ongoing struggles within Somalia against insurgent forces, particularly Al-Shabaab, which has maintained a robust presence in central and...

Somali President To Meet Kenyan Counterpart to Discuss Security Transition and Bilateral Ties

NAIROBI, Kenya — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Nairobi on Monday for high-level discussions with Kenyan President William Ruto, focusing on security transition and enhancing bilateral cooperation.   This visit is part of President Mohamud's regional tour, aimed at engaging with nations contributing to the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), which is set to conclude its operations...

Ciidamada ammaanka oo howlgal culus ka sameeyay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa xalay howlgal ballaaran waxa ay ka sameeyeen qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.   Howlgalkan ayaa ahaa mid lagu xaqiijinayay ammaanka magaalada Muqdisho iyada oo lagu baadi goobayay shaqsiyaadka liddiga ku ah ammaanka caasimadda. Ciidamada ayaa baarayay guryaha ku yaalla degmada Xamarweyne iyaga oo kasoo saarayay dadka ku jira si...

Sawirro: Guddoomiye Madaale oo qaabilay haweenka gobolka Banaadir

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay hogaanka ururka Haweenka Gobolka Banaadir kaas oo ka dhacay xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar.   Kulankan oo ay soo agaasintay guddoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa ujeedkiisu ahaa in Duqa Muqdisho uu ka dhageysto warbixinno la xariira...

Xog: Aadan Madoobe oo dadaal geliyay in beeshiisu hesho R/W ku xigeenka labaad

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)  ayaa dadaal badan ku bixiyey sida ay Shabelle ogaatay in Beesha uu ku metelo Siyaasada ee Digil iyo Mirifle hesho Ra'iisul wasaare ku-xigeenka 2-aad ee XFS.   Jagadaan oo ay horey beeshu ugu fadhiday ayaa kor u laalneyd tan iyo wixii ka danbeeyay markii uu Dalka ka baxay Kumeel-gaarnimadii. Guddoomiyaha...

Itoobiya oo xukun ku riday in ka badan 50 Al-Shabaab ah oo dagaal lagu qabtay

ADDIS ABABA (SMN) - Maxkamad ku taalla dalka Itoobiya ayaa 60 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab waxay ku xukuntay xabsi u dhaxeeya 2 ilaa 18 sano kaddib markii lagu qabtay dagaallo ay la galeen ciidamada Itoobiya.   Xubnahan ayaa la qabtay labo sano ka hor kadib markii ay ka soo gudbeen xadka Soomaaliya ay la wadaagto dalka Itoobiya, halkaasi oo ka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta wada-hadal la yeelanayo dhigiisa Kenya

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay gaaray dalka Kenya isagoo socdaal shaqo ku maraya dalalka qeybta ka ah howlgalka Nabad Ilaalinta Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).   Madaxweynaha ayaa wadahadallo muhiim ah la yeelan doona dhiggiisa dalka Kenya, Mudane William Ruto, iyaga oo ka wada hadli doona arrimo ay ka mid yihiin xoojinta iskaashiga labada...

Ethiopia Jails 60 Al-Shabab Militants, Including Leaders

ADDIS ABABA - Ethiopia's authorities have sentenced 60 members of the Somalia-based militant group al-Shabab to prison terms of between 2.5 and 18 years, following their arrest after crossing into Ethiopia from Somalia.   The militants, captured during a July 2022 operation in Ethiopia's Afdheer region, were part of a broader scheme to establish a foothold in the country's Somali region,...

Somalia Appoints First Second Deputy Prime Minister Since Interim Government

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has appointed Abdisalan Abdi Ali as the country's Second Deputy Prime Minister, a position that has not been filled since the interim government.   In a reshuffle that also saw several other key appointments, Abdisalan, who previously held the position of Minister of Public Works, Reconstruction, and Housing, was succeeded by Dr....

Xukuumadda Soomaaliya oo yeelatay ra’iisul wasaare ku xigeen labaad

MUQDISHO (SMN) - Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaare Xamse ayaa Cabdisalaan Cabdi Cali oo ahaa Wasiirka howlaha guud ee Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya loogu magacaabay inuu noqdo Raysal wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Soomaaliya.   Wasiirka Howlaha guud ee uu baneeyay Cabdisalaan Cabdi Cali ee ayaa waxaa isna loo magacaabay Cilmi Maxamuud Nuur oo horay mar u soo noqday Wasiirka...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...