Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Duqa magaalada Muqdisho oo la kulmay safiirka Shiinaha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay safiirka Dowlada Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr Wang Yu, iyaga oo kawada hadlay arrima dhowr ah oo la xariira horumarinta Caasimadda iyo xoojinta iskaashiga labada dhinac.   Kulankan oo goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada Maamulka...

Kooxo hubeysan oo maanta dil qorsheysan ka gaystay degmada Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil qorsheysan oo ay maanta kooxo hubeysan askari ka tirsanaa ciidanka booliska ugu gaysteen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Aadan Geelle, wuxuuna kamid ahaa ciidamada booliska ee ka howlgala magaaladaasi. Rag hubeysan ayaa toogasho ku dilay marxuumka kadibna baxsaday, sida ay Idaacadda Shabelle u sheegeen...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo dhiggiisa Jabuuti? + Sawirro

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminaayo ayaa waxaa Qasriga Madaxtooyada Jabuuti ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.   Kulan gaar ah oo dhexmaray Labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga walaalnimo ee labada dal iyo qodobo kale oo muhiim ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

 UNHCR Facilitates Repatriation of 157 Somali Nationals from Yemen

ADEN, Yemen - The United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) has successfully supported the repatriation of 157 Somali nationals from Yemen, where they faced dire conditions.   The group, consisting of men, women, and children, departed from Aden, southern Yemen in a boat, marking a significant operation to aid vulnerable populations. Somalia's Embassy in Yemen, with logistical support from UNHCR,...

Somalia: NISA Thwarts Al-Shabaab Attack, Arrests Militants in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The National Intelligence and Security Agency (NISA) successfully apprehended three Al-Shabaab militants in Mogadishu, preventing a potential terror attack in the capital.   The operation led to the seizure of weapons along with two rickshaws and a motorcycle used by the militants belonging to the Al-Qaeda-linked militant group, Al-Shabaab. According to the NISA statement, the militants were planning to...

Ciidamada dowladda oo wada qorshe la’isugu furayo Balcad iyo Jowhar

BALCAD (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheyneysa qaadista howlgal milatari oo ka dhan ah Al-Shabaabka ku sugan gobolka Shabeelaha Dhexe.   Howlgalkan ayaa ku wajahan sidii la'isugu furi lahaa degmada Balcad, illaa magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle. Waddadan ayaa waxaa muddo ka badan sanado ah ku sugan dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo hakad-geliya isku socodka labadaasi...

Tense Standoff Continues in Luuq District After Tribal Clashes

LUUQ, Somalia — Clashes between rival tribal militias in Luuq district, Gedo region, persist, following an outbreak of violence that claimed at least 10 lives yesterday.   The ongoing conflict has sparked fears of further skirmishes and displacement among the local population. Residents of Luuq are beginning to flee their homes as the situation deteriorates, with reports indicating a significant number of...

Somali President Concludes Regional Tour in Djibouti, Focuses on Security and Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud touched down in Djibouti Sunday evening, marking the final leg of his diplomatic tour which included visits to Uganda and Burundi.   This series of high-level meetings highlights Somalia's commitment to fostering strong regional alliances and discussing critical regional security issues. During his engagements in Uganda and Burundi, President Mohamud held talks with government...

Xaalad kacsanaan ah oo ka taagan degmada Luuq iyo barakac ka socda

LUUQ (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah ay ka taagan tahay degmada Luuq oo ay shalay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed oo ku wada sugan halkaasi.   Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa weli isku horfadhiya gudaha magaalada, waxaana ka jirta cabsi laga qabo in mar kale ay ku dagaalamaan degmada Luuq ee gobolka Gedo. Sidoo...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Yemen ku xayirnaa oo lagu soo celiyay dalka

MUQDISHO (SMN) - Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen ayaa ku guulaysatay in dalka dib loogu soo celiyo qaxooti Soomaaliyeed oo muddo ku xanibnaa dalkaas, Kuwaas oo kasoo ambabaxay magaalada Caden.   Dadkan oo gaaraya 157 qof oo Soomaali ah ayaa ka koobnaa rag, haween iyo carruur kuwaas oo qaba daruufo isugu jira mid nololeed iyo mid caafimaad , waxaana dib u...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...