Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Shir Guddoomiyay Golaha Wasiirrada

Baydhabo - Hoggaamiyaha ku meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda guud ee ka jirta deegaannada maamulkaasi.   Shirka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha amniga, doorashooyinka, xaaladaha bini’aadantinimo iyo dadaallada horumarineed ee ka socda Koonfur Galbeed. Kulanka kadib, Golaha Wasiirrada ayaa soo saaray awaamiir dhowr...

Golaha Wasiirada Puntland oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka

Garoowe - Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa shir-guddoomiyay kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada maamulkaasi.   Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan marxaladda hubanti la’aanta ah ee dalka galay, kadib markii uu dhammaaday waqtigii rasmiga ahaa ee Baarlamaanka Soomaaliya 14-kii April 2026, iyadoo aan...

Dhalinyarada Muqdisho oo Ka Hadlay Cabashooyinka ay ka Qabaan Dowladda

Muqdisho - Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho ayaa si isa soo taraysa uga muujinaya cabashooyin la xiriira sida ay u arkaan in loola dhaqmo, gaar ahaan kuwa dhaliila siyaasadaha dowladda federaalka Soomaaliya.   Dhalinyaradan ayaa sheegaya in muddooyinkii dambe ay la kulmayeen cadaadis iyo beegsi, gaar ahaan kuwa aragtidooda ka dhiibta hanaanka siyaasadeed iyo jihada uu dalka...

Somalia Condemns Israeli Move to Appoint Diplomatic Envoy to Northern Regions

MOGADISHU, April 16 — Somalia’s federal government on Thursday strongly condemned Israel’s reported decision to appoint a diplomatic representative to the country’s northern regions, calling the move a violation of its sovereignty and territorial integrity.   In a statement, the Government of the Federal Republic of Somalia said the step “directly undermines the independence, unity and territorial integrity” of the country...

Taliyaha Ciidanka Dhulka CXDS oo Kormeer iyo Dhiirrigelin u Tagay Ciidamada ku Sugan Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose - Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil sare oo ka tirsan Xoogga Dalka, ayaa kormeer shaqo iyo dhiirrigelin ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose.   Kormeerkan ayaa waxaa Taliyaha ku wehlinayay Taliyaha Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, Col. Cabdicasiis...

Israel appoints first-ever ambassador to Somaliland following recognition

TEL AVIV – Israel has appointed its first-ever ambassador to Somaliland, officials confirmed Thursday, marking a significant diplomatic escalation following the Israeli government’s recent decision to recognize the breakaway region's independence. Michael Lotem, a veteran diplomat, becomes the first person to hold the post. Lotem previously served as Israel's ambassador to Kenya, Azerbaijan, and Kazakhstan, and most recently held the...

Turkiga oo u weecday shidaalka Soomaaliya si ay u daboosho baahida tamarta ee dalkooda ka taagan

ANKARA - Xukuumadda Ankara ayaa shaaca ka qaadday inay dardargelinayso qorshaheeda ay ku raadsanayso kheyraadka tamarta ee dibadda, iyadoo tilmaantay in baaritaannada shidaal ee ay ka kawado badda Soomaaliya ay xal u yihiin baahida weyn ee dhanka tamarta ee dalka Turkiga.   Maadaama Turkigu yahay waddan ay ku nool yihiin dad ka badan 86 milyan, wuxuu wajahayaa caqabad dhanka dhaqaalaha ah...

Turkey eyes Somali oil to shore up domestic energy security

ANKARA – Turkey is accelerating its offshore energy exploration in Somalia to secure its domestic power needs and reduce a heavy reliance on foreign imports, the government announced Thursday. Ankara has identified the oil and gas reserves off the Horn of Africa as a strategic solution to its chronic energy deficit. With a population exceeding 86 million, Turkey currently imports...

Dowladda Nigeria oo Digniin Ka Soo Saartay Weerar Ka Imaan Kara Boko Haram

Abuja  - Dowladda Nigeria ayaa soo saartay digniin amni oo culus kadib markii ay soo baxeen xog muujinaysa suurtagalnimada weerarro ay fulin karaan kooxda Boko Haram iyo kooxaha la bahoobay. Ciidamada ammaanka dalka ayaa durba galay heegan sare si ay uga hortagaan khatarahaasi.   Warbixin gudaha ah oo ay daabacday wakaaladda wararka AP, ayaa tilmaamaysa in bartilmaameedyada la qorsheeyay ay ka...

DFS oo si adag u cambaareysay tallaabadii ugu dambeysay ee Israa’iil

Muqdisho – Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay si kulul ugu cambaareysay tallaabadii ugu dambeysay ee Dowladda Israa’iil ee la xiriirta magacaabista wakiil diblomaasiyadeed oo loo diraayo gobollada waqooyi ee Soomaaliya.   War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay si toos ah u jebinayso madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay ka...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...