Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Enters Political Uncertainty as Parliament Term Expires

MOGADISHU — The four-year term of Somalia’s 11th parliament expired on Tuesday, pushing the Horn of Africa nation into a sensitive political phase amid mounting tensions over elections and constitutional changes.   Despite the parliamentary mandate ending, President Hassan Sheikh Mohamud still has about one month remaining in his term, a situation the officials say could further complicate the political landscape. The...

Somali Army, Jubaland Forces Launch Major Operations in Jubba Regions

MOGADISHU — Somalia’s national army and Jubbaland security forces have launched a large-scale military operation across parts of the Lower and Middle Jubba regions, targeting suspected Al-Shabaab positions, officials said Tuesday.   The joint offensive is focused on areas under the districts of Jilib, Xagar and Afmadow, where troops reportedly advanced through several localities including Waraha Qalley, Farshabeel, Jigees, Qaawiley and...

Kumaandooska Danab iyo Ciidanka Jubaland oo howlgal ka fuliyay Jubbooyinka

MUQDISHO - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Amniga Jubbaland, ayaa howlgal ballaaran ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe.   Howlgalladan ayaa si gaar ah uga socda deegaanno hoostaga degmooyinka Jilib, Xagar iyo Afmadow, waxaana ka mid ah goobaha ay ciidamadu cagta mariyeen deegaannada Waraha Qalley, Farshabeel, Jigees, Qaawiley iyo Weelmaarow. Intii ay socdeen howlgalladan dhulka ah,...

Muddo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo Dhammaaday iyo Khilaaf Siyaasadeed oo Sii Xoogeysanaya

Muqdisho  – Waxaa maanta si rasmi ah u dhammaaday muddo-xileedkii afarta sano ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo dalka uu galay marxalad siyaasadeed oo aad u xasaasi ah.   Inkasta oo waqtiga Baarlamaanka uu idlaaday, haddana Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u harsan muddo ku dhow hal bil oo ka mid ah muddo-xileedkiisa, taasoo sii kordhinaysa...

Farmaajo oo sheegay in dalka uu galay marxad Halis ah

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa ka digay in dalka uu galay marxalad halis ah oo saameyn ku yeelan karta amniga, wadajirka iyo dowladnimada.   War-saxaafadeed uu soo saaray, Farmaajo ayaa sheegay in hubanti la’aanta ku xeeran arrimaha doorashooyinka iyo hannaanka dimuqraadiyadeed ay tahay sababta ugu weyn ee xaaladdan. Wuxuu tilmaamay in muddo-xileedka Baarlamaanka Federaalka uu si rasmi...

Somalia Officials, Partners Discuss Women’s Role in State-Building

MOGADISHU — Somalia’s Interior Ministry hosted a key meeting on Tuesday focused on strengthening the role of Somali women in state-building, peacebuilding and national development, officials said.   Director General of the Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation Abdulkadir Elmi attended the discussions alongside the United Kingdom’s ambassador to Somalia, Charles King, and the European Union’s ambassador, Francesca di Mauro....

Somalia President Meets Chinese Delegation to Boost Security, Trade Ties

MOGADISHU — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met a senior Chinese delegation on Tuesday to discuss security, peace and trade, in talks aimed at strengthening bilateral relations between the two countries.   The meeting focused on enhancing cooperation as Somalia seeks to stabilize security conditions and attract foreign investment, according to officials familiar with the discussions. The Chinese delegation, led by Beijing’s...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi heer sare ah oo ka socday Shiinaha

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la kulmay wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Shiinaha, isagoo kala hadlay arrimaha amniga, nabadda iyo ganacsiga.   Kulankan ayaa ahaa mid muhiim ah oo lagu xoojinayo xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, iyadoo labada dhinac ay si gaar ah diiradda u saareen xaaladda amni...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Ka Qaybgalay Kulan Ku Saabsan Doorka Haweenka

Muqdisho – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulkadir Elmi, ayaa ka qaybgalay kulan muhiim ah oo looga hadlay doorka haweenka Soomaaliyeed ee dowlad-dhiska, nabad-dhisidda iyo horumarinta dalka.   Kulankan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qaybgalay Danjiraha Dowladda UK ee Soomaaliya, Mudane Charles King, iyo Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca di Mauro, iyadoo ay...

Somalia and China Strengthen Strategic Cooperation on Maritime Resources and Security

MOGADISHU — The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Government of Somalia, H.E. Abdisalam Abdi Ali, held high-level talks in Mogadishu with China’s Special Envoy to the Horn of Africa, Hu Changchun, to discuss deepening bilateral relations. The meeting focused on the strategic partnership between the two nations, with both officials exploring ways to enhance cooperation...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...