Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

New Somali ambassador to Washington presents his credentials to US President

Washington, D.C. –  U.S. President Joe Biden on Wednesday received the credentials of Dahir Hassan Arab, Somalia's newly appointed ambassador, at the White House, signaling a renewed effort to enhance relations between the United States and Somalia.   In their bilateral discussions, President Biden and Ambassador Arab delved into measures to fortify cooperation, prioritizing Somalia's development agenda. They also addressed the...

Turkish Foreign Minister To Meet Somalia, Ethiopia FMS Separately Before Ankara Talks

ANKARA, Turkey  - Foreign Minister Hakan Fidan said on Thursday that Türkiye aims to hold separate talks with Ethiopia and Somalia before hosting new negotiations to settle a dispute between the sides over a deal that Ethiopia agreed to lease a stretch of coastline from Somaliland.   Türkiye has so far hosted two rounds of meetings between the East African neighbors...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq midnimo ah u diray dadka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) -nMadaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Salaadda Jimcaha uga hadlay muhiimada midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka digay halista cadowga shisheeye ee kala qaybinta ummadda.   “Waa nasiib darro in bulshadeenna Soomaaliyeed lagu kala qeybiyo hadallo kala qoqobaya. Colaadda afka laga abuuro waxay keeni kartaa dhiig daadin, waxayna dhalin kartaa nacayb iyo kala fogaansho bulshada dhexdeeda,...

Tiro hoobiyeyaal ah oo xalay lagu garaacay aagga xerada Xalane

MUQDISHO (SMN) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo xalay lagu garaacay aagga xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.   Wararka ayaa sheegaya in illaa 5 hoobiye ay ku dhaceen xaafadaha u dhow xeyndaabka xerada oo amnigeeda si weyn loo ilaaliyo. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegay in laba kamid ah hoobiyeyaasha ay ku...

Turkiga oo war cusub kasoo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya

ANKARA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Turkiga Hakam Fidan oo Wareysi siiyey Wakaaladda Wararka ee Anadolu ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu uu qaab cusub ku abaari doono wada-hadalka Soomaaliya iyo Itoobiya, kaas oo markii Seddexaad loogu balan sanyahay Ankara.   Wasiir Fidan ayaa muujiyey in uu rajo weyn ka qabo in heshiis rasmi ah ay labada dal gaaraan...

Joe Biden oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Danjire Daahir Xasan (Daahir Carab) oo ah Safiirka cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya u magacowday Washington.   Kulanka qaabilaadda oo ka dhacay xarunta Aqalka Cad,waxaa dhinacyadaasi ay isla soo qaadeen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka iyo dadaalka dowladda Soomaaliya ay ugu...

SoDMA oo shir u qabatay hay’adaha kala duwan ee dowladda + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ayaa Xarunta Qaran ee Howl-gallada Gurmadka Deg degga ah ku qabtay shir Saddax bilood-le ah oo la isugu keenay hay’adaha kala duwan ee dowladda federaalka.   Shirkan ayaa diiradda lagu saaray tayeynta iyo aqoon kororsiga shaqaalaha, dhinaca barnaamijyada iyo dib u eegida qodabbadii ka soo baxay shirarkii hore. Ugu danbeeyn waxaa la isku afgartay sidii loo...

Military Helicopter Crash Outside Mogadishu; All Passengers Survive

MOGADISHU, Somalia — A military helicopter crashed late Thursday afternoon while en route from Mogadishu to Ballidogle airbase, approximately 30 kilometers southwest of the capital.   The incident occurred near Afgoye, with initial reports indicating the helicopter was targeted by heavy artillery from Al-Shabaab militants, though all passengers, including three Ugandans, survived the crash. The helicopter, part of the African Union Transition...

U.S. and Egypt Reaffirm Support for Somalia’s Sovereignty Amidst Regional Tensions

CAIRO, Egypt — In a strong show of solidarity, the United States and Egypt have jointly declared their unwavering support for Somalia's independence and territorial integrity, directly challenging Ethiopia's territorial ambitions.   This stance was articulated during a joint press conference in Cairo, where Egypt's Foreign Minister Badr Abdelatty and U.S. Secretary of State Antony J. Blinken emphasized their opposition to...

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka hadlay guulaha laga gaaray dagaalka Al-Shabaab

KISMAAYO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka 1aad ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada.   Kulanka ayaa lagaga hadlay howlgalada ay wadaan Ciidamada Jubaland oo guulo Waa weyn maalmahii lasoo dhaafay ka gaaray howlgalo ay ka sameeyeen gobolka Jubada Hoose. Wasaarada Amniga gudaha ayaa golaha la wadaagtay xogta howlgalada socda iyo khasaaraha gaaray Al-Shabaab...

WARAR KALE

Ciidamada Uganda oo xiray warbaahin madax-bannaan, kadib amar ka soo baxay taliyaha ciidamada

Kampala, Uganda – Kooxda ugu weyn warbaahinta madaxa-bannaan ee Uganda, Nation Media Group (NMG), ayaa sheegtay inay ku jirto “go’doomin militari” kadib markii ciidamada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Itoobiya iyo Kulan uu La yeelan doona Ra’iisul Wasaare...

Addis Ababa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Addis Ababa ee...

Janaraal Mascuud oo Ka Qalin-jabiyay Kulliyadda Sare ee Dagaalka Dalka Masar

QAAHIRA - Janaraal Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Mudooyinkii dambe ay dalka Masar uga socotay waxbarasho sare...