Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali lower house speaker chairs standing committee meeting, new members sworn in

MOGADISHU — Speaker of Somalia’s Lower House Sheikh Adan Mohamed Nur on Sunday chaired a meeting of the chamber’s standing committee in Mogadishu, where lawmakers were briefed on political developments and new officials were sworn in.   The session, held at Villa Hargeisa, opened with the speaker informing members about his recent visit to Baidoa, the interim administrative capital of South...

Security chiefs hold talks in Baidoa to boost cooperation with local authorities and media

BAIDOA, Somalia — Mahad Mohamed Salad, head of Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), and Somali Police Commissioner Asad Osman Abdullahi held meetings in Baidoa with local officials and media representatives aimed at strengthening security coordination, authorities said.   The two officials met members of the Baidoa district administration in South West State, where discussions focused on enhancing cooperation between...

Somalia defence minister congratulates troops on army’s 66th anniversary

MOGADISHU — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi on Sunday congratulated members of the Somali National Army on the 66th anniversary of its founding, praising their role in safeguarding the country’s sovereignty and unity.   In a statement, Fiqi extended his congratulations to officers, non-commissioned officers, soldiers and their families, describing the anniversary as carrying “great national significance” and symbolizing the...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyey kulanka Guddiga Joogtada ah

MUQDISHO - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay yeesheen Guddiga Joogtada ah, kaas oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa.   Ugu horreyn, Guddoomiyaha ayaa furay kulanka, isaga oo xubnaha Guddiga Joogtada warbixin ka siiyey safar uu ku tagay magaalada Baydhabo, oo ah xarunta ku-meel-gaarka...

Somalia Attends Relaunch of CEN-SAD Headquarters in Tripoli

TRIPOLI — Abdisalam Abdi Ali, Somalia’s minister of foreign affairs and international cooperation, attended a ceremony in Tripoli marking the reopening of the headquarters of the Community of Sahel-Saharan States, officials said.   The reopening event was inaugurated by Abdul Hamid Dbeibah, prime minister of Libya, who cut the ribbon to formally relaunch the organization’s operations after a period of inactivity. Founded...

African Union Chief Congratulates Djibouti’s Guelleh on Re-election

ADDIS ABABA — Mahmoud Ali Youssouf, chairperson of the African Union Commission, on Sunday congratulated Ismail Omar Guelleh following his re-election as president of Djibouti, praising what he described as a peaceful electoral process.   In an official statement, Youssouf welcomed the results announced by Djibouti’s electoral authorities, confirming Guelleh’s victory, and extended congratulations to the Djiboutian people for their participation...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay xuska 66-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.   Xuskan oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa waxaa lagu soo bandhigay cutubyo ka tirsan ciidanka oo leh diyaargarow iyo tayo sare, kuwaas oo muujinayay horumarka laga sameeyay dhismaha iyo tayeynta...

Somali President Marks 66th Anniversary of National Army with Military Display

MOGADISHU — Hassan Sheikh Mohamud on Sunday attended ceremonies marking the 66th anniversary of the founding of the Somali National Army at the Ministry of Defence in Mogadishu, where officials showcased what they described as improved military capability.   Large formations of troops took part in the event, alongside displays of modern combat vehicles and advanced military aircraft, according to statements...

Taliyeyaasha NISA iyo kan ciidanka Booliska oo kulan amni ku yeeshay Baydhabo

Baydhabo - Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Baydhabo ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta u dhaxeysa maamulka degmada iyo saraakiisha hay’adaha amniga, si loo adkeeyo sugidda amniga...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qayb-galay dib-u-hawlgelinta xarunta CEN-SAD ee Tripoli

Tripoli - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli ee caasimada dalka Liibiya kaga qayb-galay munaasabad lagu dib-u-hawlgelinayey xarunta ururka CEN-SAD (Dalalka Xeebaha iyo Saxaraha).   Munaasabadda dib-u-furista xarunta ayaa waxaa xarigga ka jaray Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya, Mudane Abdul Hamid Dbeibah. Ururka CEN-SAD, oo la aasaasay sannadkii 1998-dii, xaruntiisuna tahay...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...