Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wararkii ugu dambeeyay howlgallo ka socda koonfurta gobolka Mudug

XARARDHEERE (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saaxibada caalamiga ah ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ay dhaq-dhaqaaqyo xoogan iyo howlgallo ay ka wadaan qaybo kamid ah gobolka Mudug.   Howlgallada oo lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa si gaar ah uga socda aagga degmada Xarardheere, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay dowladda Soomaaliya. "Howlgal ka dhanka ah Khawaarijta...

Guddoomiye Maxamuud Macallin oo la kulmay agaasime goboleedka ReDSS

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay agaasimye gobolleedka guddiga Regional Durable Solutions Secretariat (ReDSS) Md. Freddie Carver.   Kulanka ayaa looga hadlay sidii labada dhinac iska kaashan lahaayeen hagaajinta barnaamijyada iyo siyaasadaha lagu taageerayo guud ahaan xalalka waara, gaar ahaan garab istaagga iyo dib-u-kabidda nolosha bulshada uu barakacu saameeyay. Halkan hoose ka...

Maxay ka wada-hadleen madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Kenya?

BEIJING (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto, inta uu socday shir-madaxeedka iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) ee ka qabsoomay magaalada Beijing.   Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin amniga, isbedelka cimilada iyo arrimaha gobolka. Sidoo kale waxa ay...

Somalia’s Council of Ministers Urges Unity, Approves Tourism Deal with Kenya

MOGADISHU, Somalia — The Council of Ministers of the Federal Republic of Somalia met today to address critical issues concerning national security and unity.   Chaired by Prime Minister Hamsa Abdi Barre, the meeting emphasized the importance of safeguarding Somalia's independence and combating threats from the Al-Shabaab group. Prime Minister Barre called upon the Somali populace to unite in defense of the...

Kala aragti duwanaashihii xildhibaanada Baarlamaanka oo xal laga gaaray

MUQDISHO (SMN) - Kusimaha madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystay inuu xaliyo kala aragti duwanaansho soo kala dhex gashay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo kasoo kala jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Gobolka Banaadir.   Kusimaha madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xildhibaanadan kulankii...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shir ka dhacay Shiinaha

BEINJING (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir doceed muhiim ah oo ku saabsan iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya iyo Shiinaha intii lagu guda jiray shirweynaha Shiinaha iyo Afrika ee ka dhacay Beijing halkaas oo hoggaamiyayaasha iyo wakiilada dalalka Afrika iyo Shiinaha ay uga wada hadlayaan xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo istaraatijiyadaha horumarineed ee...

RW ku xigeenka dalka oo qaabilay guddoomiyaha SoDMA iyo wasiiro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiirrada gargaarka Dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka KMG SSC Khaatumo kuwaas oo qeyb ka ahaa shirkii madasha arrimaha bani’aadannimada.   Kulankaan waxaa looga hadlay xaaladaha la xariira arrimaha bani’aadannimo ee dalka iyo sidii loogu...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka ummadda Soomaaliyeed, amniga iyo la dagaallanka kooxaha Khawaarijta ah.   Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa loogu baaqay dadka Soomaaliyeed; In ay si wadajir ah u difaacdaan madax-bannaanida, gobonnimada iyo midnimada ummadda...

Mortar Shelling near Mogadishu’s main airport Injures Civilians

MOGADISHU, Somalia — At least four mortar shells struck the village of El-Qalow in Mogadishu's Wadajir district early Thursday, injuring two civilians, local residents reported.   One of the shells hit a residential home, causing significant damage. Government officials have yet to release further details regarding the incident. No organization has claimed responsibility for the attack. However, al-Shabab, an Islamist insurgent group,...

Warbixin cusub oo laga soo saaray barakacayaasha ku nool Garoowe

GAROOWE (SMN) - Sida lagu sheegay warbixin cilmi-baariseed ay soo saareen machadka SIDRA oo ah mid maxaliya, tirada dadka barakacayaasha ah ee ku nool Garoowe ayaa lagu sheegay inay yihiin ilaa 8,500 oo qoys.   Dadkaas warbixintu waxay sheegtay in sababaha ay u barakaceen ay ka mid yihiin colaaddaha ka jira qayba ka mida Soomaaliya, abaaraha iyo masiibooyinka kale ee dabiiciga...

WARAR KALE

Ugu yaraan 3 qof oo ku dhintay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo...

Accra, Ghana – Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen daadad xooggan oo saameeyay qaybo badan oo...

Danjiraha Soomaaliya oo shir-guddoomiyay kulanka Danjirayaasha Afrika ee Qaahira

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...

Masar oo Soomaaliya ugu hambalyeysay sannad-guurada 1-da Luulyo

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...