Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali President Convenes Emergency Session Following Deadly Hotel Attack

MOGADISHU, Somalia - In the wake of a devastating terrorist attack at the Liido Beach View Hotel in Mogadishu, President Hassan Sheikh Mohamud, and Prime Minister Hamza Abdi Barre convened an emergency meeting with the country's security agencies.   The attack, which claimed the lives of at least 32 people and injured 63 others, has prompted the Somali government to intensify...

Madaxweynaha JFS oo kulan deg-deg ah isugu yeeray saraakiisha amniga

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laamaha Amniga dalka, kaasi oo hay’adaha ammaanka looga dhageystay warbixin ku saabsan weerarkii argagixisadu ku qaaday shacabka Soomaaliyeed ee ku sugnaa xeebta Liido, qasaaraha ka dhashay iyo qorshaha lagu xaqiijinayo amniga caasimadda.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mas’uuliyiinta hay’adaha ammaanka hor...

Somali Security Forces End Deadly Hotel Attack at Liido Beach

MOGADISHU, Somalia  - In a decisive response to a brazen act of terrorism, the Somali government has announced the successful neutralization of a group of militants who launched a devastating attack on the Peach View Hotel at Lido Beach in Mogadishu. The assault, which began with a series of explosions, was met with a swift and lethal response from the...

Cali Maxamed Geedi oo baaq culus diray kadib weerarkii xeebta Liido

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo la hadlay warbaahinta ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii lagu hoobtay ee xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaas oo lagu laayay dad badan oo rayid ah.   Ugu horreyn wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray ehellada ay dadkooda ku dhinteen weerarkan oo qaraxyo ku billowday, isaga...

Somali Police Forces Report Devastating Toll in Lido Beach Attack

MOGADISHU, Somalia - In a somber press briefing, Somali Police spokesman Abdifitah Adan Hassan confirmed the grim aftermath of a brutal attack that unfolded on Lido beach in Mogadishu last night.   The assault, which began with explosions, has left the nation reeling as the death toll climbs to over 32, with an additional 63 individuals suffering injuries. According to Hassan, the...

Daawo: Taliska Booliska oo faah-faahin ka bixiyay weerarkii xeebta Liido

MUQDISHO (SMN) - Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay khasaaraha guud ee ka dhashay weerarkii qaraxyada ku billowday ee xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.   Afhayeenka Booliska Cabdifitaax Aadan Xasan oo la hadlay Wariyeyaasha ayaa xaqiijiyay in weerarkan ay ku dhinteen dad ka badan 32 qof, ayna ku dhaawacmeen 63 kale. Cabdifitaax Aadan ayaa sidoo kale sheegay in...

Xubin ka tirsan Xisbiga Sheekh Shariif oo qaraxii xalay ku geeriyooday

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa xalay dadkii ku dhintay weerarkii xeebta Liido kamid noqday Aweys Sheikh Mohamud oo xubin ka ahaa xisbiga Himilo Qaran.   Madxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hoggaamiyo xisbigaasi, horayna u cambaareeyay weerarkan ayaa tacsi u diray qoyska marxuumka. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- "Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Waxaan ugu tacsiyadeynayaa...

Duqa Muqdisho oo booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii xeebta Liido

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa saqdii dhexe ee xalay qaar ka mid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada dadkii waxyeelada kasoo gaaray weerarkii Al-Shabaab ka gaysatay xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis.   Duqa Muqdisho ayaa dul istaagay qaar ka mid ah dhaawacyada, asigoona warbixin ka dhageystay Takhaatiirta la tacaalaya...

Gaari aan weli qarxin oo yaalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xaalad adag ayaa weli ka taagan xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu xalay ka dhacay weerar ku billowday qaraxyo, kadib weerar ay ku qaadeen xubno ka tirsan Al-Shabaab.   Xeebta waxaa ku sugan ciidamada ammaanka oo dadweynaha u diidaya inay teegaan goobta uu weerarka ka dhacay, maadaama weli la dareemayo xaalado amni. Gaari ay ka buuxaan walxaha...

Ciidamada ammaanka oo soo afjaray weerarkii lagu qaaday xeebta Liido

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya oo war qoraal ah soo saartay ayaa shaacisay in ciidamada ammaanka ay soo afjareen weerar toos ah oo qaraxyo ku bilowday oo xalay Al-Shabaab ay ku qaadeen hoteel Peach View oo ku yaalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.   Ciidamada ammaanka ayaa toogtay shan dagaalame oo weerarka fuliyay, halka mid kalena uu is qarxiyay, sida lagu...

WARAR KALE

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...

Mucaaradka oo War Kasoo Saaray Howlgalka Hotel Elite iyo Xiisadda Ka Taagan Degmada Cabdicasiis

Muqdisho – Siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa war cusub kasoo saaray howlgal ay ciidamada dowladda ka fuliyeen Hotel Elite ee xeebta Liido...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadal la yeeshay dhigiisa Masar

Muqdisho - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ammaanay taageerada joogtada ah ee ay dowladda Masar la garab taagan tahay Soomaaliya,...