Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Danjire Maxamed oo la kulmay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ee Serbia

Belgrade (SMN) -- Mohamed Abdullahi Ahmed,  Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Serbia, ayaa maanta kulan Laba-geesood ah la qaatay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga, Dib-u-heshiisiinta iyo Xasilloonida Bulshada ee Dowladda Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Usame Zukorlić.   Danjiraha iyo Wasiirka ayaa ka wada-hadlay arimaha iskaashiga kor u qaadida wada-shaqeynta dhinacyadda badan iyo xiriirk saaxiibnimadda labadda dal ee 64-sano jirsaday. Wasiirka ayaa bogaadin...

Dowladda Itoobiya oo ka hadashay Muwaadiniinteeda ku biiraya Al-Shabaab iyo Daacish

ADDIS ABABA (SMN) - Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in aysan ka walaacsanayn khatarta muwaadiniinteeda ku biiray Al-Shabaab iyo Daacishta Somalia, iyadoo intaas ku dartay inay qaaday tallaabooyin amni oo looga hortagayo khatartooda mustaqbalka.   Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa sheegay in Al-Shabaab iyo Daacish aysan weeraro ka fulin karin Itoobiya, si lamid ah dalalka kale ee Ciidamad ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo midnimo ugu baaqay culimada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumaa'udiinka ka qayb galay Shirweynaha Labaad ee Culumaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyay War-murtiyeedka ka soo baxay Shirweynaha culumaa'udiinka, isaga oo kula dardaarmay in ay xoojiyaan midnimada dhexdooda ah, si loo helo midnimo Soomaaliyeed oo waarta. Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyay Culumaa'udiinka sida midnimada leh...

Somaliland oo war cusub kasoo saartay heshiiska badda

HARGEYSA (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradd arrimaha dibadda Somaliland ayaa waxaa looga hadlay heshiiska badda ee Itoobiya iyo arrimo ku aadan aqoonsiga ay muddada dheer raadineyso Somaliland.   Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa sheegtay in guddi gaar ah ay u xilsaartay dadaallada aqoonsiga iyo arrinta heshiiska badda. Hoose ka akhriso qoraalka:- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay inay samaysay guddi hawleed heer wasiir...

Safiirka Soomaaliya ee Masar oo la kulmay dhiggiisa dalka Ciraaq

MUQDISHO (SMN) - Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Safaaradda JFS ee Masar Danjiraha Ciraaq u fadhiya Qaahira ahna Wakiilka Joogtada ee Jaamacadda Carabta Mudane Qaxdhaan Al-Janaabi oo booqasho sharafeed ugu yimid Safiirka.   Labada Danjire ayaa ka wada sheekaystay Xiriirka labda dal iyo ka...

Ra’iisul wasaare Xamza oo soo xiray shirka culimada Soomaaliyeed + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha labaad ee culimada Soomaaliyeed oo looga hadlayey midnimada culimada, ayaa ku boorriyey in ay xoojiyaan wadajirka dhexdooda ah, kana gudbaan wax walba oo keenaya kala qeybsanaan.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa kula dardaarmay culimada Soomaaliyeed in ay adkeeyaan doorkooda ku aaddan dib-u-dhiska iyo horumarinta dalka,...

Somali Cabinet Approves Anti-Extremism Strategy and Combats Corruption

MOGADISHU, Somalia - The Somali Federal Government has taken a significant step in addressing the issue of extremist ideology within the country by approving a National Strategy to Counter Violent Extremism for the years 2024-2027.   This strategy, developed by the National Center for Preventing and Countering Extremism (Tubsan), was presented to the executive council and subsequently approved during a meeting...

Sawirro: Xil wareejin maanta ka dhacday wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Maanta Munaasabad ka dhacday Xarunta Wasaaradda Difaaca dalka, xilka ugu kala wareejiyey Wasiiru-dowlaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga mudane Cumar Cali Cabdi iyo Wasiiru-dowlihii hore ee Wasaaradda mudane Cabdinuur Daahir Fiidow.   Wasiir Cabdulqaadir ayaa ku ammaanay Wasiiru-dowlihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga mudane Cabdinuur Daahir Fiidow shaqadii wanaagsanayd ee uu...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Sharciga Maareynta Qandaraasyada iyo Heshiis Is-afgarad oo ku saabsan Iskaashiga Arrimaha la-dagaallanka Musuq-maasuqa ee u dhexeeya hey’adaha kor-joogteynta Soomaaliya iyo Sucuudi Carabiya.   Shirka Golaha oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale...

Puntland Police Arrest Suspect in Murder of East Africa University Official

BOSASO, Somalia - Puntland police have apprehended Mohamed Abshir Muse, the prime suspect in the murder of Khalid Ali Khalid Awmuuse, the Deputy Finance and Administration Chair of East Africa University.   The incident occurred in Bosaso on July 29, 2024. Muse was arrested at 6:00 a.m. in the Durduri area near Bosaso, with the assistance of local elders. Khalid Ali Khalid...

WARAR KALE

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...

Mucaaradka oo War Kasoo Saaray Howlgalka Hotel Elite iyo Xiisadda Ka Taagan Degmada Cabdicasiis

Muqdisho – Siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa war cusub kasoo saaray howlgal ay ciidamada dowladda ka fuliyeen Hotel Elite ee xeebta Liido...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadal la yeeshay dhigiisa Masar

Muqdisho - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ammaanay taageerada joogtada ah ee ay dowladda Masar la garab taagan tahay Soomaaliya,...