Somalia foreign minister visits Libya to boost ties
Tripoli – The foreign minister of Somalia arrived in Tripoli on Friday for an official visit aimed at strengthening diplomatic relations and expanding cooperation with Libya, officials said.
Abdisalam Abdi Ali, Somalia’s minister of foreign affairs and international cooperation, was received at Tripoli’s airport by Fathallah Abdel-Latif Al-Zani, Libya’s minister of state for African affairs, along with other senior officials,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Tripoli
Tripoli – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda dalka Liibiya, halkaas oo uu ku tegay booqasho rasmi ah.
Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Tripoli Mudane Fathallah Abdel-Latif Al-Zani, Wasiiru-dawlaha Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Liibiya, iyo...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kulan Muhiim ah la Qaatay Saraakiil Caalami ah
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay saraakiil ka socotay howlgalka AUSSOM iyo dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya, oo ay ka mid yihiin Mareykanka, Turkiga iyo Ingiriiska.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca amniga,...
Siyaasiyiin Soomaaliyeed oo Shir ku Yeeshay Nairobi
Nairobi – Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa ka dhacay shir ay isugu yimaadeen siyaasiyiin miisaan culus ku leh siyaasadda Soomaaliya.
Shirka waxaa ka qeyb galay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisulwasaareyaal hore oo kala ah Xasan Cali Kheyre iyo Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, Wasiirkii hore ee Qorsheynta Cabdiraxmaan...
Guddoomiyaha SoDMA oo Daah-furay Shir ku Saabsan La Qabsiga Isbeddelka Cimilada iyo Xoojinta Adkeysiga Bulshada
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa daah-furay shir looga hadlayay la qabsiga isbeddelka cimilada iyo xoojinta adkeysiga bulshada, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Shirka ayaa waxaa soo qabanqaabiyay hay’adaha CARE International iyo SOMREP, waxaana diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa dadaallada la xiriira yareynta saameynta isbeddelka cimilada iyo musiibooyinka dabiiciga ah.
Guddoomiyaha...
Somali Forces Kill Scores of Al-Shabaab Fighters in Airstrikes in Mudug
GALKAYO, Somalia — Somali National Army (SNA) forces, with support from international partners, carried out a coordinated air operation targeting Al-Shabaab militants gathered near Tawarmooge, approximately 8 km south of Caad and 45 km north of Xarardheere in Mudug region.
The strikes focused on a militant base being used to plan attacks aimed at disrupting national security and stability.
According to...
Wasaaradda difaaca oo sheegtay in 70 katirsan Al-Shabaab lagu dilay gobolka Mudug
GAALKACYO - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa fuliyay hawlgal qorsheysan oo dhanka cirka ah, kaas oo lagu bartilmaameedsaday Al-Shabaab, xilli ay isku uruursanayeen nawaaxiga Tawarmooge, oo qiyaastii 8 km koonfur kaga beegan Caad, isla markaana 45 km woqooyi kaga beegan Xarardheere, ee gobolka Mudug.
Duqayntan ayaa lala beegsaday fariisin ay kooxdu ku diyaarinaysay weerarro, si ay...
Southwest State swears in new interior security minister
Baidoa — The interim leader of Somalia’s Southwest State, Jibriil Abdirashiid Haji Abdi, attended the swearing-in ceremony of the region’s new interior security minister, Mohamed Hussein Hassan (John), officials said.
The ceremony took place at the presidential palace and was attended by federal lawmakers, ministers, senior officials from the Southwest State administration, the chief justice of the regional supreme court...
Wasiirka Cusub ee Amniga Maamulka Koonfur Galbeed oo la dhaariyay
BAYDHABO - Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Xuseen Xasan (John).
Munaasabadda dhaarinta oo ka dhacday xarunta madaxtooyada ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan DFS, Goliyaasha kala duwan dowladda...
Duqa Muqdisho oo Xarigga ka Jaray Mashruuca Biyo-Qabadka Warta Siigaale
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray mashruuca istiraatiijiga ah ee biyo-qabadka Warta Siigaale, kaas oo muhiim u ah maaraynta biyaha roobka iyo ka hortagga fatahaadaha.
Munaasabadda daah-furka oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan maamulka Gobolka...










