Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Fadeexad Musuq-maasuq – Lacagta Mashaariic Bangiga Adduunka ugu deeqay Soomaaliya oo la leexsan rabo

MUQDISHO - Warbaahinta Shabelle ayaa heshay macluumaad xasaasi ah oo ku saabsan inuu jiro qorsho ay wadaan siyaasyiin miisaan culus oo doonaya inay musuq-maasuqaan lacag aad u badan oo Bangiga Adduunka ugu tala-galay in Soomaaliya looga fuliyo Mashaariic horumarineed.   Dukumintiyo ay Shabelle heshay ayaa muujinaya in qorshaha lagu leexsanayo dhaqaalaha uu kamid yahay in kiisas been ah lagu soo...

XF Soomaaliya oo mudnaan gaar ah siineysa wax-soo-saarka dalkeenna

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay shirka Bandhigga Teknoolajiyadda Beeraha Soomaaliyeed, kaas oo lagu soo bandhigayey caqabadaha beeraleyda dalkeenna haysta iyo dadaalka ay dowladdu ku bixinayso kor u qaadidda wax-soosaarka iyo dalagyada beeraha Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa xusay in Xukuumadda DanQaran ay sameysay qorshe isbeddel Qaranka oo mudnaanta siinaya wax-soo-saarka gudaha dalkeenna, isaga...

Maxkamadda ciidamada oo manata xukun adag ku ridday saddex askari

MUQDISHO (SMN) - Dable Xoogga Axmed Maxamed Raage (Qataatow) , Dable Nisa Cabdi Axmed Cadow Axmed iyo Dable Nisa Farxaan Aadan Nuur Cilmi, ayaa si wadajir ah loogu soo eedeeyey in ay geeysteen Dilka marxuum Cabdullaahi Cabdi Isxaaq oo ahaa arday siddeed iyo toban jir ah oo dhiganayey sanadkiisii ugu horreeyey ee dugsiga sare.   Waxaa kale oo diiwaankooda eeda ku...

Scandal Exposed – Political Cronies Set to Replace Qualified Workers in Somalia’s World Bank-Backed Projects to Divert Funds

The Shabelle Media Network (SMN) has uncovered alarming allegations of political interference in World Bank-funded projects in Somalia where workers are reportedly being pressured to step aside in favour of politically selected individuals who lack the necessary professional competencies.   Documents reviewed by Shabelle Media reveal a troubling pattern where workers are first targeted with baseless and fabricated allegations. They are...

Clan Militia Seizes Weapons in Trucks near Abudwak, Central Somalia

Abudwak, Somalia — In a dramatic turn of events, a local clan militia intercepted and seized a government weapons truck in Abudwak, central Somalia. The incident occurred on the evening of July 15, 2024, as the truck was making its way through the town.   The militia quickly surrounded the vehicle, which was reportedly carrying a significant amount of weapons intended...

SoDMA Commissioner Visits Victims of Top Coffee Attack, Pledges Support

MOGADISHU, Somalia - In a compassionate gesture, Mohamud Moalim, the Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), visited victims of a recent terrorist attack at Top Coffee Restaurant in Mogadishu.   The attack, which took place on Sunday evening, claimed several innocent lives and left many others injured. Commissioner Moalim extended his condolences to the families of the victims and...

Somali Forces Kill 50 Al-Shabaab Members in Galgaduud Region

MOGADISHU, Somalia - In a decisive operation carried out by the Somali National Army in collaboration with local forces, a significant blow was dealt to the terrorist group Al-Shabaab.   The operation, conducted between Masagaway and Osweyne in the Galgaduud region, resulted in the elimination of 50 militants who were reportedly planning to carry out attacks on rural areas. The Commander of...

Jubbaland oo xukun dil toogasho ah ku fulisay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

KISMAAYO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka tirsanaa  kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo horay magaalada Kismaayo uga gaystay dilal kala duwan xili ay qeyb ka ahaayeen amniyaatka Al-Shabaab.   Shanta nin ee la tooktay ayaa kala aha Maxamed Cabdullaahi Abuukar Deerow, Cismaan Maxamed Mursal oo horay u dilay AUN...

Xog: Xaggee la geeyay hubkii lagu bililiqeystay gobolka Galgaduud?

CAABUDWAAQ (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo qaybo kamid ah gobolkaasi oo shalay lagu bililiqeystay hub laga keenay dalka Itoobiya. Hubkan oo lagu siday gawaari xamuul ah ayaa waxaa weerar culus ku qaaday maleeshiyaad deegaanka ah oo dagaal la galay ciidamo la socday baabuurtaas, waxayna kadib kasoo furteen hubka...

Guddoomiyaha SoDMA oo booqday dadkii ku dhaawacmay qarixii maqaayadda Top Coffee

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle oo ay wehliyaan qaar ka mid ah howl-wadeennada Xarunta Qaran ee Howl-gallada Gurmadka degdegga ee Hay'adda SoDMA ayaa kormeer ku tagay isbitaallada Madiina iyo Digfeer halkaas oo lagula tacaalayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ee lala beegsaday maqaaxida Top Coffee.   Guddoomiyaha oo u kuurgalay xaaladda caafimaad ee bukaannada ayaa...

WARAR KALE

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...

Mucaaradka oo War Kasoo Saaray Howlgalka Hotel Elite iyo Xiisadda Ka Taagan Degmada Cabdicasiis

Muqdisho – Siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa war cusub kasoo saaray howlgal ay ciidamada dowladda ka fuliyeen Hotel Elite ee xeebta Liido...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadal la yeeshay dhigiisa Masar

Muqdisho - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ammaanay taageerada joogtada ah ee ay dowladda Masar la garab taagan tahay Soomaaliya,...