Soomaaliya iyo Cumaan oo kala saxiixday iskaashi dhinaca Kalluumeysiga ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa is afgarad (MoU) la saxiixday dhiggiisa wasiirka Beeraha, Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Biyaha ee Cumaan Mudane Dr. Saud bin Hamoud Al Habsi.
Is afgaradkaan ayaa hoga tusaaleynaya kaalinta dowladda Cumaan ee horumarinta Kalluumeysiga gudaha iyo sida ay laba dowladladood u yeelan...
Somalia’s Cabinet Approves Key Bills, Including Defense Cooperation deal with Kenya
MOGADISHU, Somalia - Somalia's cabinet, in their regular weekly meeting, approved several crucial bills on Thursday, May 23, 2024. The bills include the National Higher Education Act, the Somali National Teachers' Policy, Environmental Impact Assessment Regulations, and a Defense Cooperation Agreement between the Governments of Somalia and Kenya.
Additionally, an Agreement on the Promotion and Protection of Investment between Somalia...
Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiis difaac oo lala soo galay Kenya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah;
1. Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka,
2. Siyaasadda Dowladda ee Bareyaasha Soomaaliyeed.
3. Xeer-nidaamiyaha qiimeynta saameynta deegaanka
4. Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya
5. Heshiiska Is-dhaafsiga dhiirigelinta iyo dhowrista Maalgashiga ee Soomaaliya iyo...
QM oo cunaqabatayn kuso rogtay hoggaamiyeyaal ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunaqabatayn ku soo rogay saddex hoggaamiye oo ka tirsan Al-Shabaab, kaddib codsi uga yimid dowladda Soomaaliya.
Go'aanka ayaa la shaaciyay Maanta oo Khamiis ah, May 23, 2024, waxaana lagu bartilmaameedsaday xubno sare oo katirsan Al-Shabaab, kuwaasoo loo aqoonsaday inay yihiin shakhsiyaad khatar ku ah amniga Soomaaliya iyo mid ka gobolka Geeska Afrika:
Waxay...
UN Sanctions Three Al-Shabaab Leaders at Request of Somali Government
NEW YORK - In a significant move to combat terrorism, the United Nations Security Council has sanctioned three leaders of the Al-Shabaab militant group following a request from the Somali government.
The decision was made public on May 23, 2024, and targets three individuals identified as key figures in the organization:
1. Abdukadir Ikrima, is a Somali citizen who also holds...
Southwest State MP Ibrahim Abdi Abdirahman Assassinated in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - In a tragic incident on Wednesday night, Ibrahim Abdi Abdirahman, a Member of Parliament for the South West Regional State of Somalia, was fatally shot in a targeted assassination. The attack took place in the Wadajir District of Mogadishu, the capital city of Somalia.
The assailants, suspected to be members of the militant group Al-Shabaab, used pistols...
Ciidamo ka tirsan kuwa Danab oo lagu weeraray gobolka Shabeelaha Dhexe
JOWHAR (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay weerar dhabgal ah lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababarab ee Danab, kuwaas oo ka yimid dhinaca gobolka Hiiraan, waxaana dagaalka uu ku qabsaday aagga degmada Ceelbaraf.
Maleeshiyaad hubeysan ayaa la sheegay inay waddada u galeen ciidamadaasi, waxaana kadib halkaasi ka dhacay dagaal...
Madaxweynaha K/Galbeed oo war kasoo saaray xildhibaan lagu dilay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka Tacsiyadeeyey Geerida Xildhibaan Ibraahim Cabdi Cabdiraxmaan oo ka Tirsana Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Caawa Cadowga Khawaarijta Alshabaab ay ku dileen Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
“Inalilaahi wainna ileeyhi raajicuun.
Alle ha u naxariistee Xildhibaan Ibraahim Cabdi Cabdiraxmaan waxa uu door weyn kasoo qaatay nabadda, dib u dhiska Dowladnimada...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Aadan Madoobe iyo Axmed Madoobe?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federalka Soomaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).
Kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha guud ee deegaanada Jubbaland, la dagaalanka Khawaarijta iyo sidii xal loogu heli lahaa fatahaadaha laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan qaar kamida gobolada dalka,...
Somalia Takes Bold Step to Protect Environment by Halting Coal Export
MOGADISHU, Somalia - In a landmark move to address environmental challenges and preserve the nation's natural resources, the government of Somalia has successfully ceased the export of coal. The decision is part of a broader strategy to combat deforestation, which has been identified as a major environmental threat leading to erosion and increased vulnerability to floods and droughts.
The Ministry...











