Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali migrants held captive in Libya rescued

TRIPOLI - At least 107 migrants, including women and children, have been released from a town in southeastern Libya, according to a spokesman for the Libyan army.   Walid Alorafi, the spokesman for the Criminal Investigation Department (CID) in Benghazi, said that the migrants were held for seven months as they tried to go to Europe. The migrants came from different countries...

Soomaali lagu haystay dalka Libya oo lasoo badbaadiyay

TRIPOLI (SMN) - Ugu yaraan 107 qof oo tahriibayaal ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa laga soo daayay magaalo ku taal koonfurta bari ee Liibiya, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Liibiya.   Walid Alorafi, oo ah afhayeenka waaxda dambi barista ee (CID) ee Benghazi, ayaa sheegay in muhaajiriinta, lagu hayay ilaa todobo bilood ay doonayeen inay...

UAE Extends Support to Families Affected by Severe Weather Conditions in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The United Arab Emirates (UAE) has demonstrated its commitment to humanitarian aid by stepping up its support for families devastated by the recent severe weather conditions in Somalia.   In a meeting between Mr. Mohamud Macallin Abdille, the Commissioner of the National Disaster Management Agency (SoDMA), and His Excellency Ahmed Juma Al-Rumeysi, the UAE Ambassador, the two officials...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo la kulmay saraakiil ka socotay dowladda Ingiriiska

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle Oo Uu wehliyo Taliyaha Qaybta 60-aad Gen Xasan Isaaq Cumar (Xasan Baydhabo) ayaa maanta La Kulmay Saraakiil katirsan Ciidamada dowladda Ingariiska ee ku sugan maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya oo uu hoggaaminaayay Lieutenant Colonel Richard.   Taliyaha Ayaa Saraakiisha kala hadlay Sidii Ay u laba Jibaari lahaayeen Tayeeyenta ciidanka...

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay in la xiro xafiiska UNSOM

MUQDISHO - Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in ay joojiso shaqada Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM), iyadoo tixgelinaysa mudnaanta istaraatiijiyadeed ee dowladda.   Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Macalin Fiqi ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in dowladdu ay ka codsaneyso in si deg deg ah loo soo gabagabeeyo Howlgalka UNSOM bisha October...

Somalia Requests UN to Terminate UNSOM Mandate

MOGADISHU, Somalia - In a significant move towards the future of its governance, Somalia has officially requested the termination of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) by the end of its current mandate in October 2024.   This decision was announced by the Somali government on May 9, 2024, marking a crucial transition in the nation's partnership with the...

Somali Foreign Minister Joins African Counterparts in Nairobi for Africa Fertilizer and Soil Health Summit

NAIROBI, Kenya - Somali Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi recently joined his fellow Ministers of Foreign Affairs and Agriculture at the Africa Fertilizer and Soil Health Summit in Nairobi. The summit, which took place on May 09, 2024, saw high-level officials from across the continent come together to discuss the critical issue of soil health in Africa.   The Africa Fertilizer...

Southwest State Forces Capture militants: A Significant Victory in Fight Against Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - In a series of successful operations against the Al-Shabaab terrorist group, the Southwest state forces of Somalia have achieved notable victories, capturing 12 Al-Shabaab members and eliminating key figures within the organization.   These operations mark a significant step forward in the ongoing counterinsurgency efforts in Somalia. According to Somali state media, a government operation conducted in Somalia's...

Duqa magaalada Muqdisho oo ka digay la shaqeynta kooxda Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo khudbad ka jeedinayay kulan ay xalay mas'uuliyiinta maamulka Degmada Yaaqshiid la qaadanayeen bulshada Waaxda Horseed ee Degmadaasi ayaa ka digay la shaqeenta kooxda Al-Shabaab.   Madaale ayaa sheegay in aysan jirin nasiib daro ka wayn in la qariyo xubnaha Al-Shabaab ee weerarada ka gaysanaya gudaha...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Ceel-baraf

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa degmada Ceel-baraf ee gobolka Shabeelladda Dhexe waxa ay gargaar ugu qeybisay 1,200 oo qoys oo Bilo ka hor ka soo barakacay colaadii ka dhacday degaanka Eji oo dhaca soohdinta ay wadaagaan gobolada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan.   Qoysaskaan ayaa la gaarsiiyey gargaar iskugu jira qeybaha kala duwan ee raashinka iyo...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...