Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidanka Booliska oo soo qabtay rag si sharci darro ah ku buufinayay Bajaajyada

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolsika  ayaa gacanta kusoo dhigay shabakad ku eedeysan iney si sharci darro ah u buufinayeen Mooto Bajaajyada Muqdisho uga dhex shaqeysta magacyada kala ah A iyo B.   Raggan ayaa xilliga lasoo qabanayay ku howlanaa buufinta sharci darrada ah ee Bajaajyada oo horay amar culus ugu soo saaray maamulka gobolka Banaadir. Warsaxaafadeedka...

SoDMA Warns Somali Community of Spring Rains Impact Following El Nino Floods

MOGADISHU, Somalia - The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) has issued warnings to the Somali community about the potential impact of the upcoming Spring rains on their lives and property.   This comes in addition to the warnings previously issued for the year 2023, which were related to the El Nino Floods caused by monsoon rains. The El Nino phenomenon, characterized by...

Minister Ali Yusuf Ali Hosh Engages in High-Level Meetings with State Presidents

MOGADISHU, Somalia - The Federal Minister for Interior, Reconciliation, and Federalism of Somalia, Ali Yusuf Ali Hosh, met with the leaders of Hirshabelle, Southwest, and Galmudug to discuss state affairs and collaboration between federal and state institutions.   In a series of high-profile meetings, the Minister of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, Ali Yusuf Ali...

Shir u dhexeeyo madaxda DF iyo kuwa M/Goboleedyada oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta  caasimadda Muqdisho kulamo salaan iyo is xogwareysi ah kula qaatay qaar ka tirsan Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada dalka.   Wasiir Xoosh ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada; Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Hirshabeelle Cali Guudlaawe...

Hay’adda SoDMA oo digniin culus kasoo saartay xaalad kusoo wajahan dalka

MUQDISHO (SMN) - Digniin iyo Tala bixin ku aadan Fatahaaddo la filayo in ay dhacaan asbuuca (23 - 29 Apr)-2024.   ➤ Todobadda casho ee soo socota oo ah asbuuca ugu danbeya bisha Abriil 2024ka waxaa aad u sareeya suurta-galnimada in ay ka dhacaan fatahaado isugu jira kuwo ka yimaadda wabiyada iyo togaga soo rogmada, kuwaas oo aadka u saameeyndoona qaar...

Somalia: DPM Lays Foundation Stone for New Police Transit Center in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The Deputy Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Salah Ahmed Jama, along with the Internal Security Minister, Abdullahi Sheikh Ismael (Fartaag), and the Somali Police Commissioner, Sulub Ahmed Firin, laid the foundation stone for a new police transit center in Mogadishu on Monday.   The facility is intended to serve as a hub for police officers...

R/W ku xigeenka dalka oo dhagax dhigay xarun muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta Laanta socotada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo laga hirgaliyey Muqdisho.   Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa tilmaamay in xaruntan ay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed u qaban jirtay hawlo muhiim ah oo ay kamid yihiin dhinacyada wacyi galinta, iska warqabka ciidanka, ka hortaga rabshadaha...

Wasiirka isgaarsiinta oo la kulmay hoggaanka Hay’adda isgaarsiinta Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka  Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan Isbarasho iyo xog-wareysi kula yeeshay Hoggaanka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka.   Maareeyaha guud ee Hey’adda Isgaaraiinta Qaranka ??. ??????? ?????? ?????? iyo Maareeye ku-xigeenka Md. ????? ???? ?????? ayaa Wasiirka Warbixin guud ka siiyey howlaha shaqo ee ka socda Hey’adda. Maareeye ???????  ayaa sheegay in ???’????...

Somali President Honors Athlete Abdullahi Jama with the Country’s Highest Award for Sports

MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh has bestowed the nation's highest honor in sports to athlete Abdullahi Jama Mohamed. This prestigious recognition comes in the wake of Mohamed's exceptional performance at the 13th African Games in Accra, where he secured a silver medal in the 5000-meter race.   This achievement underscores the commitment of Somali youth to represent their country...

Faah-faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Shabeelaha Hoose + Khasaaraha

JASIIRA (SNN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo barqanimadii maanta ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.   Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka lagu magacaabo Ceel Baqal, waxaana lala eegtay guddoomiye ku xigeenkii hore ee deegaanka Jaziir Xuseen Jilacow Maxamuud, sida ay innoo sheegeen...

WARAR KALE

Wasaaradda Beeraha oo Ka Guddoontay Dowladda Turkiga Qalab Lagu Casriyeynayo Adeegyada Wasaaradda

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta si rasmi ah uga guddoomay Hay’adda...

100 Askari oo ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Jubaland oo Tababar Loogu Soo Xiray...

KISMAAYO – Wasiirka Amniga Jubaland, S/Guuto Yuusuf Xuseen Cismaan, iyo Taliyaha Qaybta 2-aad ee AUSSOM, Brigadier Edward Banda, ayaa magaalada Kismaayo uga qeyb galay...

AUSSOM oo Shir Amni ku Qabatay Beledweyne, Ciidamo Cusub oo Ghanaan Ahna La Soo...

BELEDWEYNE – Hoggaanka Qaybta 4-aad ee Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa magaalada Beledweyne ku qabtay shir lagu qiimeynayay xaaladda...