Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay wafdi ka socda Ururka EAC

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo dalka soo gaaray maanta.   Ra'iisul Wasaaraha oo uga mahadceliyey dowladaha Bariga Afrika ee ku midaysan ururkan doorkii ay ka qaateen ansixinta xubinnimada Soomaaliya, ayaa soo bandhigay muhiimadda ay leedahay in degdeg...

Dowladda Soomaaliya oo tababar dibadda ah u dirtay ciidamo Boolis ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta Xaflad Sagootin ah ugu sameeyayay Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed saraakiil iyo kormeerayaal ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kuwaasi oo dalka dibadiisa  u aadaya aqoon kororsi ku aadan sara u qaadida xirfadaha Booliiska,   Saraakiishan iyo Kormeerayaashan ayaa u kala baxaya Yurub. Afrika iyo Aasiya waxa ayna ku...

Dowladaha Turkiga iyo Masar oo ka wadahadlay xaaladda Soomaaliya

ANKARA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Sameh Shoukry iyo dhigiisa Turkiga Hakan Fidan ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, iyagoo hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in si wadajir ah wax looga qabto arrimaha ka taagan iyo in la helo xasilooni waarta oo dalkoo dhan lagu soo dabaalo.   Tani waxay ka tarjumeysaa dadaalka ballaaran ee labada dal ay ku...

Al-Shabaab badan oo isku soo dhiibay ciidanka nabad-sugidda Koonfur Galbeed

BAYDHABO (SMN) - Taliska Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbdeed ayaa kusoo bandhigay magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay, xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo gaaraya illaa iyo 8 xubnood oo isku soo dhiibay ciidamadaasi.   Xubnahan oo ka tirsanaa Al-Shabaab, ayaa u qaabilsanaa qeybaha kala ah, Jabhadaha iyo Xisbada. Isku soo dhiibistan ayaa kusoo aadeysa xilli uu ka socda deegaannada...

Turkey and Egypt discussed the situation in Somalia

ISTANBUL, Turkey - The Minister of Foreign Affairs of Egypt, Sameh Shoukry, and his Turkish counterpart, Hakan Fidan, spoke about the Somali situation during Istanbul talks.   They have underlined that there is a need to deal with the current issues together and to find lasting stability in the whole country. This reflects the extensive efforts of the two countries to cooperate...

Maareeye in Rabat for FAO summit: A Step Towards Agricultural Development in Somalia

RABAT, Morocco - The 33rd FAO Regional Conference for Africa in Rabat, Morocco, provided a platform for a significant sideline meeting between Mohamed Abdi Hayir (Maareeye), the Minister of Agriculture and Irrigation of the Federal Government of Somalia, and his Moroccan counterpart, Mohammed Sadiki. The meeting focused on the exchange of expertise and technology in the fields of agriculture and...

Benadir appeals court hears case against man who killed his wife

MOGADISHU, Somalia - In a significant development today, the Court of Appeal of the Banadir Regional Administration opened the hearing of the case against Sayid Ali Moalim Daud.   Sayid Ali was previously sentenced to death by firing squad by the Banadir Regional Court after being found guilty of burning his wife, Luul Abdiaziz, who later died of the burns. The tragic...

Wiil walaalkiis si arxan darro ah ugu dilay magaalada Beledweyne + Sababta

BELEDWEYNE (SMN) - FaaH-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib markii nin kamid ah dadka deegaanka uu walaalliis ka yaraa si arxan darro ah ugu dilay magaaladaas.   Dhacdadan ayaa si gaar ah uga dhacday xaafadda Howlwadaag ee degmada Beledweyne, sida ay innoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Marxuumka...

Toos: Maxkamadda Racfaanka oo billowday dhageysiga kiiska Sayid Cali

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah bilowday dhageysiga dacwad loo heysto Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku xukuntay dil toogasho ah, kadib markii lagu helay kiis ah inuu gubay xaaskiisii  marxuumada Luul Cabdicasiis.   Maxkamadda ayaa goordhow furantay. waxaana sidoo kale ka qayb-galay dhinacyo kala duwan oo ay ku jiraan ehellada labada...

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Marroco + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda beeraha iyo waraabka dowladda FS mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa dalka Marroco uga qaybgalay shirka meertada 33-aad ee wasiirada beeraha qaaradda Afrika, kaas oo looga hadlay kobcinta wax soo saarka beeraha.   Wasiir maareeye ayaa shirar gaar gaar ah la qaatay wasiiradda beeraha ayaan maanta kulan gaar la qaatay wasiirka beeraha noqortooyadda Morocco mudane Maxamed...

WARAR KALE

Somalia, Egypt Discuss Strengthening Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, June 16 — Somalia's Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi met on Monday with Egypt's Assistant Foreign Minister for African Affairs, Mohamed Karim Fouad,...

AUSSOM Reviews Security Situation in Beledweyne, Strengthens Coordination With Somali Forces

BELEDWEYNE, June 16 — African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) officials convened a security review meeting in the central Somali city...

OIC Condemns Opening of Somaliland Mission in Jerusalem, Reaffirms Support for Somalia

JEDDAH, June 16 — The Organization of Islamic Cooperation (OIC) on Tuesday strongly condemned the opening of what it described as a "Somaliland embassy" in...