Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiis shidaal oo lala soo galay Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaas oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga.   Qodobada ugu muhiimsan heshiiska ayaa qoraya in Dowladda Turkiga ay naga caawiso dhanka wax soo saarka shidaalka, sahminta iyo daareysiintiisaba, si ay ummadda Soomaaliyeed uga faa’iideystaan kheyraadkooda...

Commander of Somali Land Forces pays a visit to SNA forces in the Afgoye

AFGOYE, Somalia - Following a spike in al-Shabab attacks, General Dayah Abdi Abdulle, the Commander of the Somali Land soldiers, examined Somali army soldiers positioned in the Lower Shabelle region's Afgoye district on Wednesday.   General Dayah was informed by General Warsame Mohamed Diriye, the commander of the April 12th section, on the security conditions in the district, where the Somali...

Wasiirka qorsheynta XFS oo qaabilay wafdi ka socda Bangiga horumarinta Afrika

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud  Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ka socday Bangiga horumarinta Afrika oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.   Kulanka ayaa inta badan diiradda lagu saarayay Dhamaystirka Warbixinta Istaraatiijiyadda Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya 2022-2024. Kulanka ayaa sidoo kale looga dooday gogol-dhigga Qorshaha Cusub ee Istaraatiijiyadda...

Somali PM receives new Turkish ambassador at his office

MOGADISHU, Somalia - Alper Aktaş, the recently appointed Turkish Ambassador to Somalia, was received at the PM's office by Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre.   They talked about how to improve the two countries' cooperation and brotherhood. The prime minister congratulated Alper Aktaş and wished him well in his new role. He also expressed his appreciation to the Turkish people and...

Hormuud Salaam Foundation Concludes First Phase of Its 12th Iftar Program with a $10,000 Donation to the Mama Ugaaso Foundation

Mogadishu, March 25, 2024 – In a noble gesture of charity and community support, the Hormuud Salaam Foundation delivered a significant donation to the Mama Ugaaso Foundation for Street Children Rehabilitation, as part of its annual iftar program dedicated to supporting the needy and vulnerable communities during the holy month of Ramadan.   The donation, comprising $10,000 and 50 cartons of...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka cusub ee Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş.   Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada-hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo Iskaashi ee ka dhaxeeya labada dalka. Ra’iisul Wasaaraha oo Danjiraha cusub ugu hambalyeeyey masuuliyadda loo igmaday, ayaa sheegay in Turkigu uu yahay...

Somali army with clan militia support attack Al-Shabaab base

HARARDHERE, Somalia - In the midst of increased operations, the Somali army and clan militia targeted Al-Shabaab militants in their stronghold in the country's central Galmudug state.   Seven kilometers from the Harardhere district in central Somalia, in the Farah Adan area, the combined troops and Al-Shabaab rebels engaged in fierce combat. Mohamed Yusuf, the governor of the Harardere district and a...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

NAIROBI (SMN) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane, Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa kula kula qaatay Xafiiskiisa Nairobi danjiraha dalka Aljeeriya isla markaana qaabbilsan arrimaha Soomaaliya, Mahi Boumediene.   Labada Safiir ayaa ka wada-hadlay sidii dib loogu dardar-gelin lahaa xiriirka iskaashi ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Aljeeriya. Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka codsaday Danjire, Mahi Boumediene in ay Soomaaliya ku...

President of Somalia’s awards Winners of the National Holy Quran Competition

MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh Mohamud honored the top competitors of the Holy Quran Competition with an Iftar dinner at a special ceremony held at the Presidency.   The Organization of Somali Scholars, members of the Competition Committee, and Minister of Religion and Endowments Mukhtar Abu Mansoor celebrated the occasion. The President presented prizes to the top seven competitors from the...

Madaxweyne Xasan oo abaal-marino guddoonsiiyay todobo Arday + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu afur ku maamuusay Tartameyaasha Quuraanka Kariimka ah, iyadoo ay goobjoog ahaayeen Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda, Guddiga Tartanka iyo Hay’adda Culimada Soomaaliyeed.   Madaxweynaha oo abaal-marin guddoonsiiyey 7-da tartame ee ugu sarreeya sannadka labaad ee Tartanka Quraanka Kariimka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...