Qarax lagu weeraray xarun Shirkadda Hormuud ku leedahay Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaaa caawa fiidkii hore xilliga afurka la qarxiyey xarun ay leedahay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ku taala agagaarka Daallo ee degmada Howlwadaag, ee magaalada Muqdisho.
Qaraxaan oo sida la sheegay ahaa miino lagu aasay afaafka hore ee xarunta oo isugu jirta Laan iib oo macaamiisha shirkadda loogu adeego iyo BTS ayaa sida la xaqiijiyey geysan wax khasaaro...
Suspected US drone strike kills 21 civilians in Somalia
AFGOYE, Somalia - At least 21 civilians, among them women and children were killed on Monday night by an airstrike on their village outside Afgoye district, 30 km northwest of Mogadishu, the Somali capital.
The people who were targeted in the drone strike were people from the same family who had nothing to do with the Al-Shabaab, according to their...
Shacabkii ugu badnaa oo ku dhintay duqeyn ka dhacday Sh/Hoose + Video
AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeyn culus oo xalay ka dhacday deegaanka Baqdaad oo hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, taas oo ay waxyeelo kasoo gaartay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.
Duqeyntan ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraya illaa 21 qof oo isugu jiro carruur iyo haween, sida ay innoo sheegeen qaar kamid...
Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulanka guud ee labada aqal
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee wadajirka ah ee labada aqal, waxaana ku weheliyay ku-xigeennada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo weli ku guda jira ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah,...
Somali, foreign forces kill over 30 Al-Shabaab in a joint operation: NISA
MOGADISHU, Somalia - The National Intelligence and Security Agency released a statement Today on the latest operation against Al-Shabaab in the Horn of Africa nation.
The statement confirmed over 30 Al-Shabaab members have been killed in the offensive involving foreign forces thought to be the US military, which has troops in Somalia.
The operation was conducted in the areas of Baghdad...
Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday duleedka Afgooye
MUQDISHO (SMN) - In ka badan 30 Khawaarij ah ayaa lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidabka Qalabka Sida iyo saaxiibada caalamka kaasi oo ka dhacay deegaannada Baqdaad iyo Baldooska oo hoos taga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Hawlgalkan ayaa ka dambeeyay ka dib markii ciidanka dowladda ay heleen xogta maleeshiyaad Khawaarih ah oo isku aruursanayay deegaannadaan kuwaasi oo...
Al-Shabaab ring leaders and militants killed in Somalia – ministry
MOGADISHU, Somalia - Planned operations have been carried out by the government forces backed by foreign allies in several areas in the South of Mudug region.
The combined forces have targeted areas where members of the Al-Shabaab group were located, including Qay'ad and Shabeellow, according to the local authorities in the region.
"The Somali National Army and local forces, this afternoon...
Somali delegate visits counterterrorism coalition in Riyadh
RIYADH - The Islamic Military Counter Terrorism Coalition welcomed Brig. Gen. Abdulrahman Turayre, the delegate from Somalia, to the coalition’s headquarters in Riyadh.
With Turayre’s arrival, 33 countries have sent delegations to the coalition’s headquarters, the Saudi Press Agency reported.
The secretary-general of the coalition, Maj. Gen. Mohammed bin Saeed Al-Moghedi, commended the Somali delegate’s arrival as a positive step taken...
Somali president updates Afwerki on his country’s efforts to combat terrorism
Asmara – President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia has returned home this afternoon, 18 March after concluding a two-day working visit to Eritrea.
During his visit, President Mohamud and President Isaias Afwerki held discussions at the State House yesterday, 17 March, focusing on strengthening bilateral ties and cooperation, as well as addressing regional and global developments...
Hay’adda SoDMA oo maanta gargaar u qaybisay 13,900 oo qoys + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda SoDMA, ayaa maanta markale deegaanka Garasbaaleey si gaar ah waaxda afaraad, iyo xaafadda Weydow, degmooyinka Xamar-jajab iyo Howlwadaag waxa ay gargaar ugu qaybisay 13,900 oo qoys oo iskugu jira danyar, barakacyaal iyo kuwa naafo ah.
Deegaanka Garasbaaleey waxaa gargaar loogu qaybiyey 12,000 oo qoys halka degmooyinka Xamar-jajab iyo howlwadaag gargaar loogu qaybiyey 1,900 oo qoys.
Qoysaska maanta...











