Puntland oo amar culus dul-dhigtay xoolo dhaqatada ku sugan deegaanadeeda

Wasaaradda deegaanka Beeraha iyo isbedelka cimiliada Puntland, ayaa warqad ay soo saartey kaga mamnuucay xoolo dhaqatada dooxooyin gaar ah.

Dooxooyinkan ayaa waxaa la kala yiraahdaa Cada ā€“ Dheero iyo Laba Dulay ee gobolka Nugaal, iyadoo xanibaaddu ay socon doonto labo toddobaad.

.