Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay safiirka Finland + Sawirro

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka sii baxaya ee Finland u joogay Soomaaliya Mr Erik lundberg.

Mudane Rooble ayaa uga mahadceliyay kaalintiisii xoojinta xiriirka labada dal iyo doorka dowladda Finland ee dowlad dhiska Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here