Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo ka qeybgalay munaasabadda xiritaanka xafiiska UNTMIS

0

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Muqdisho kaga qeybgalay munaasabad lagu soo xirayay Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).

 

Munaasabaddan ayaa lagu soo afjarayay hawlihii xafiiska UNTMIS, kaas oo door ka qaatay taageerada geeddi-socodka siyaasadeed, nabad-dhisidda, dowlad-dhiska iyo xoojinta awoodda hay’adaha dowladda Soomaaliya.

Xiritaanka xafiiskan ayaa qeyb ka ah isbeddelka ku yimid qaabka wada-shaqeyneed ee Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, kaddib muddo uu xafiisku ka shaqeynayay taageeridda hannaanka siyaasadeed iyo horumarinta hay’adaha dowliga ah ee dalka.May be an image of one or more people, crowd, dais and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here