Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay guddi cusub

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacabaya gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha uu dhawaan soo saaray oo ku saabsanayd arrimaha dhulka.

Wareegtadaasi madaxwaynaha ayaa ku qotontay ilaalinta dhulka danta guud.

Gudiiga uu ra’isul wasaaraha magacaabay ayaa waxa ay kala yihiin.

1: Wasiirka Arrimaha Gudaha Mukhtaar Xuseen Afrax Gudoomiye

2: Wasiirka Cadaaladda Cabduqaadir Maxamed Nuur

3: Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur

4: Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here