Deni oo kulan la yeeshay xildhibaanadii lagu doortay magaalada Boosaaso

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka JFS ee shalay lagu doortay Boosaaso.

Saciid Deni oo kulan qado ah la qaatay Mudaneyaasha  Golaha Shacabka, ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo doortay Wuxuuna alle uga baryay in masuuliyaddaasi uu u fududeeyo.

Sidoo kale kulanka waxaa ka qeybgalay Qaar ka mid ah senatarada iyo xildhibaanadii hore loogu doortay Garoowe iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here