Sawirro: DF Soomaaliya oo garoon diyaaradeed ka dhagax dhigtay Dhahar

0

DHAHAR (SMN) – Wasiirka Qorsheynta XFS ayaa Jamaal Maxamed Xasan oo ku sugan magaalada Dhahar ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo ay yeelaneyso magaaladaas kaa oo hore sahmin ay ugu saameeyeen quburo dhinaca garoomada.

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan ayaa sido kale dhagax dhigay mashaariic kale oo horumarineed kuwaasi oo ay ka mid yihiin xarumo waxbarasho.

Sido kale waxa uu wasiirku bilaabay qorshaha dhammeystirka dhismaha garoonka kubadda cagta ee magaaladaasi Dhahar.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here