Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo dhiggiisa Talyaaniga?

0

ROMA (SMN) – Madaxweynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kulamo kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi mudane, Sergio Mattarella iyo Ra’iisul Wasaare Mss, Giorgia Meloni.

 

Labada dhinac ayaa waxay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here