Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W ku xigeenka dalka?

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka Golaha Sugidda Cunnada iyo isbeddelka cimillada ee heer Wasiir.

 

Shirkan oo ah midkii labaad ee ay yeeshaan Golaha Sugidda Cunnada iyo isbeddelka Cimilada ayaa looga hadlay sidii dalku u gaari lahaa isku filnaansho dhanka cunnada ah iyo sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka oo saamayn ballaaran ku leh shacabka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay sida ay Xukuumadda Dan-Qaran uga go’an tahay dardar gelinta arrimaha la xiriira wax-soo-saarka iyo sidii shacabka Soomaaliyeed ula soo bixi lahaayeen dalagga dalka isla markaana uga faa’ideysan lahaayeen khayraadka noocyada badan ee dalkeenna ceegaaga.

Halkan hosoe ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here