Sawirro: Muxuu yahay ujeedka safarka Sheekh Aadan Madoobe ee Mareykanka?

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay u ambabaxay magalada Washington DC ee dalka Mareykanka.

 

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe, ayaa casuumaad rasmi ah ka helay madaxda Aqalka Golaha Wakiilada ee dalka Mareykanka, sida lagu sheegay war kasoo baxay xafiiskiisa.

Labada dhinac ayaa ka wada hadli doonaan arrimaha horumarinta Baarlamanka Soomaaliya, iyo iskaashiga labada Baarlamaan ee Mareykanka iyo Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo Sawirrrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here