Sawirro: Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Qatar

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka argagixisada Mudane Multaq Alqahtani.

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Multaq Alqahtani ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal, la dagaallanka argagixisada iyo Arrimaha doorashooyinka dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here