Sawirro: Wasiir Duraan oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Gaadiidka yo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Duraan Faarax ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Wakiilka Midowga Afrka ee Soomaaliya Francisco Madeira.

Wasiirka iyo Francisco Madeira ayaa ka wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa amniga Garoonka diyaaradaha Adan Cabdulle iyo dadjinta dhismaha Parkin-ka gaadiidka oo uu dhawaan wasiirka ka dhagax dhigay gudaha Garoonka.

Halkan hoose ka daawo sawirro:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here