Sawirro: Wasiirka Gaashaandhigga Somalia oo la kulmay dhiggiisa Kenya

0

NAIROBI (SMN) – Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo wasiirka gaashaandhigga Kenya mudane Aadan Barre Ducaale ayaa maanta ka wadahadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab  kadib kulan maanta ay ku yeesheen dalka Kenya.

 

“Waxaan ka wada hadalnay doorka hogaamineed ee CXDS ee Howlgaladda socda iyo in ay naga caawin doonaan tababaradda heerka sare ee CXDS” ayuu yiri wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sidoo kale dhigiisa Kenya uga mahad naqay kaalinta Kenya ku leedahay la dagaalanka argagixisada maadama ay kamid howlgalka Midowga Afrika iyo dalalka safka hore.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here