Sawirro: Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo kulamo ka wada Roma

0

ROMA (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa kulan miro dhal ah Magaalada Roma ee Caasimada Dalka Talyaaniga kula qaatay Agaasimaha guud ee Hay’adda Cunada iyo Beeraha FAO Food and Agriculture Organization Dr QU Dongyu.

 

Labada masuul ayaa ka wada hadlay iskaashiga labada dhinac ee arrimaha horumarinta Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa.

Talyaaniga ayaa kamid ah waddada reer Yurub ee haatan xiriirka wanaagsan laleh Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here