Sawirro: Xubno ka socda Golaha Aqalka Sare oo gaaray magaalada Baydhabo

0

BAYDHABO (SMN) – Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare Sanatar Deeqo Xasan Xuseen ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka KGS.

 

Wafdiga gudoomiyaha waxaa garoonka diyaaradaha shaati gaduud kusoo dhaweeyay gudoomiyaha Guddiga  Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada dowlad gobaleedka  KGS Xildhibaan Irshaad Maxamed Aadan Iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulkaasi.

Inta wafdiga gudoomiyaha ay ku suganyihiin magaalada Baydhabo waxaa ay kulamo la qaadan doonaan masuuliyiinta maamulka Konfur galbeed, kuwaasi oo ay kala hadli doonaan qodob muhiim ah oo ku saabsan xiriirka dowlad gobaleedyada iyo iyo Aqalka sare.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here