Sawirro: Yuusuf Dabageed oo soo gaaray magaalada Muqdisho + ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa maanta safar shaqo kusoo gaaray Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.

Mudada uu Muqdisho ku sugan yahay Dabageed wuxuu kulamo kala duwan la qaadan doono qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo madaxda ugu sareysa Dowladda.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here