Shabelle oo maanta u dabaal-dageysa sanad guuradeeda 22-aad

0

MUQDISHO (SMN) – Sanad-guurada 22-aad ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa maanta ku beegan, maadaama la aas aasay maanta oo kale 6 May ee sanadkii 2002-dii

 

Shabelle ayaa soo martay marxalado kala duwan muddada ka howlgaleysay dalka, waxaana laga dilay Wariyeyaal ku dhow 14, ayada oo sidoo kale dhibaatooyin kala duwan loo gaystay howlwadeennada iyo qalabka.

Dhammaan dhageystayaasheenna, daawadayaasheenna iyo akhristayaasheenna waxaan leenahay nagula dabaaldega 22 sano oo baahin iyo adeeg bulsho ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here