Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay bulshada rayidka ah + ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay qeybaha kala duwan ee ururadda bulshada rayidka oo kaalin mug leh kaga jira dib u dhiska dalka.

Kulanka ayaa looga hadlay kaalinta ay ururada bulshada rayidka ah ka qaadan karaan arrimaha doorashada madaxweynaha dalka ee dhici doonta 15-ka May .

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) , ayaa ku booriyey uruada bulshada rayidka ah in ay sii laba jibaaraan  kaalintooda horumarineed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here