Somaliland oio xukun adag ku riday sarkaalkii dilay Najmo Cabdullahi

0

HARGEYSA (SMN) – Maxkamadda ciidamada ee Somaliland ayaa xukun dil ah ku riday sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Somaliland oo loo haystay inuu toogasho ku dilay gabar da’ yar oo aroosad ahayd.

Saalax Bullaale Jaamac ayaa lagu riday xukun dil ah, kadib markii uu qirtay dilka Najmo Cabdillahi Maykal oo saddexdii bishaan uu ku toogtay bartamaha magaalada Hargeysa,

Marxuumadda ayaa ka shaqeynaysay wasaaradda beeraha ee Somaliland, waxayna xoghayn u ahayd agaasimaha beeraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here