Soomaaliya oo qeyb ka noqoneyso Sharciyada la dagaalanka Musuq-maasuqa

0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka qayb galaya munaasabadda daah-furka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa iyo Ku biiritaanka Sharciyada Caalammiga ah ee La Dagaallanka Musuqa.

Farmaajo ayaa sidoo kale u asteeyey 14-ka bisha August ee sannad kasta maalinta La dagaallanka musuq-maasuqa ee Soomaaliya, si loo xoojiyo dadaallada ciribtirka musuqa.

Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay yeelanaysa guddiga la dagaalanka musuq-maasuqa tan iyo burburkii dowladdii dhexe Keddib.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here