TOOS:- Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir iyo kiiska SAYID-CALI.

0

MUQDISHO (SMN) – Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta fadhi labaad ka yeelatay kiiska loo haysto Sayid Cali Macallin Daa’uud.

 

Ninkan oo ay horay dil ugu soo xukuntay maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Banaadir ayaa loo haystaa inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis Maxamed.

Fadhiga maanta ayaa waxaa maxkamadda la horgeeyay marqaatiyeyaal cusub oo ay keentay xeer ilaalinta qaranka, si ay u caddeeyaan waxyaalaha ay arkeen.

Faadumo Abuukar Cali kamid ah dadkii ugu horreeyay ee u gurmaday marxuumadda ayaa tiri “”Luul oo gubanaysa ayaa Albaabka ii soo garaacday, aniga waxay igu tiri ilmaheyga waa Agoon, haddana ma rajoobi doonaan?”.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here