Toos: Xafladda dhaarinta xildhibaanada cusub oo ka socota Afisyooni

0

MUQDISHO (SMN) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan Teendhada Afisyooni waxaa haatan ka socota munaasabadda dhaarinta xildhibaanada labada aqal.

Madasha ayaa waxaa goobjoog ah ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Duqa Muqdisho iyo mas’uuliyiin kale.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here