Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka dayn cafinta ee Paris + Sawirro

0

PARIS (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska ayaa waxa uu khudbad ku saabsan hannaankii Deyn Cafinta Soomaaliya ka jeediyay ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€ ๐—ฃ๐—ผ, gaar ahaan ardayda dhigata qeybta ๐—ฃ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜€ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น ๐—ผ๐—ณ ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—”๐—ณ๐—ณ๐—ฎ๐—ถ๐—ฟ๐˜€.

 

Wasiirka ayaa hadal jeedintiisii ku saleeyay sida tanโ€ฆ

A)- Habka Soomaaliya loogu yeeshay deymaha?
B)-Deymihii markii la gudiwaayay waxa dhacay?
C)-Dhibaatada dhaqaale ee ay Soomaaliya kala kulantay?
D)-Si looga cafiyo waddooyinka loo soo maray?
E)-Marka laga cafiyay kadib waxa uu qorshuhu yahay?

Hadaljeediintii Wasiirka Maaliyadda kadib qaar ka mid ah arday ayaa suโ€™aalo muhiim ah weydiiyay Wasiirka, ku waas oo ku saabsanaa sida looga faaโ€™iidaysan karo waddada iyo xiliga gaaban ee ay Dowladda Soomaaliya ku gudubtay in ay gaarto barta kama dambeysta ah ee Deyn Cafinta, taas oo ay ugu dambeeyeen wadamada Paris Club oo ku dhawaaqay in ay cafiyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here