Wasiir Biixi oo kulan la yeeshay wasiirada maaliyadda ee maamullada dalka

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige iyo Wasiirada Maaliyadda Dowlad-goboleedyada dalka ayaa shir muhiim ah ku yeeshay Khadka Taleefoonka.

 

Shirkaan oo uu qabanqaabadiisa lahaa Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, isla markaana ku qabsoomay qadka Taleefoonka ayaa looga wada-hadlay arrimo badan oo ku saabsan horumarinta Maaliyadda Dalka maadaama Dowladda Federaalka Soomaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa, kuwaa oo cuuryaamiyay dhaqaalaha Soomaaliya,

Halkana hoose ka akhriso War-Saxaafadeedka oo dhameystiran:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here